Monthly Archives: March 2018

4 ka mid ah Madaxweynayaasha Wadamada Afrika oo booqasho ku imaanaya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Issa Awad oo shalay ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo” ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda ka ...

Read More »

Akhriso:-C/Raxmaan Cabdi Shakuur”Dhinacyada Khilaafkooda Ha Xaliyaan Inta Uu Ajnabiga Soo Dhexgelin”

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyed waliba aad u dhaliila dowladda ayaa ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka taagan kaas oo ka dhashay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. “Waxaan soo dhaweynayaa Dadaalka uu Aqalka Sarre ugu jiro xal u helidda loolanka ka dhex taagan guddoonka Baarlamaanka mar haddii laantii ...

Read More »

Dhageyso:-Saddex ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Afgooye

Kadib weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku soo qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,isla markaana halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray  Ciidamada dowladda Al-Shabaab ayaa waxaa faah faahin dagaalkaas ka bixiyay Taliska Booliska degmadaas. Dagaalka oo mudo socday,ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyada oo bulshada degmada Afgooye qaarkood ay sheegeen in xalay ay ...

Read More »

Sawirro:-Kenya oo darbi ka dhiseysa Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa dib u bilaawday darbiga khilaafka dhaliyay ay ka dhiseyso Xaduudka labada dal gaar ahaan dhanka Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo,sida Masuuliyiinta Maamulka ay Dalsan u sheegeen. Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Balad Xaawo oo Dalsan la soo xiriiray ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay kulan Maalin ka hor lagu qabtay Magaalada Mandheera kaas oo ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ciidamo Cusub tababar ugu soo xiray Muqdisho+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo Sagaal bilood ah Tababar Ciidan oo dhameystiran ku qaatay Magaaladda Muqdisho. Ciidankaan tababarka loo soo xiray ayaa la baray Gaadda ka ciyaarka Ciidammadda, Isticmaalka iyo Farsamadda hubka fudud, Farsmadda ...

Read More »

Dhageyso:-Gudoomiye Muudeey Oo U Yeeray Xildhibaanada Maqan Si Cod Loogu Qaado Mooshinka

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Maanta Warabahinta kula hadlay Muqdisho ayaa u yeeray Xildhibaananda dalka dibadiisa ku maqan iyo kuwa fasaxa ku maqan in ay soo xaadiaran. Wuxuu sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in laga doonaayo illaalinta iyo midnimada Golaha Shacabka, maadaama Xildhibaanka uu yahay masuul qaran Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Xildhibaan ...

Read More »

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaalamay Muqdisho

Ciidanka wada dagaalamay ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa ay tababarto dowladda Imaaraadka Carabta ee degan Isbitaalka Xoogga dalka iyo ciidan kale oo Militari ah. Iska hor imaadka ayaa wuxuu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka illaa Warshada Caanaha, waxaana wararka ay sheegayaan inuu jiro waxyeelo kala duwan oo ka dhashay iska hor imaadkaasi. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inaysan garan karin ...

Read More »

Taliyayaasha Booliska Iyo NISA Oo La Kulmay Safiirka Dowladda Turkiga U Fadhiya Soomaaliya+Sawirro

Safirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker ayaa kulamo xasaasi ah waxa uu la qaatay taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Gen, Bashiir Cabdi Maxamed, taliyaha Ciidanka Booliska Xuseen Cismaan Xuseen taliyaha NISA Safirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker,ayaa waxa ay uga wada hadleen sidii loo hormarin lahaa talisyada ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya sida ...

Read More »

Dhageyso:-Taliska Xoogga Dalka G/Hiiraan Oo Ku Dhawaaqay Howlgal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

Kulan deg deg ah oo ay yeesheen masuuliyiinta maamulka gobolka hiiraan iyo taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolkaas ayaa waxa ay ku go’aamiyeen in la’isku furo degmooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab. Taliyaha  Guutada 5aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo siwadajir ah kulanka uga hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay ka go’an ...

Read More »

Ciidamada Danab Oo Fuliyay Howlgal Lagu Qabtay Saraakiil Ka Tirsanaa Al-Shabaab(Akhriso Magacyada)

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay howlgal ay fuliyeen ku soo qabteyn laba Sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab. Masuuliyin ka tirsan Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan gudoomiye ku xigeenka gobolkaas Cabdi fitaax Xaaji Cabdulle ayaa Dalsan u xaqiijiyay qabashada labada Sarkaal oo lagu qabtay howlgal laga sameeyay degmada ...

Read More »