Diyaarado Dagaal oo lagu arkay Tuulooyin hoostaga Magalada Cadaado

Deegaanka Docoleey oo 45km u jira Magaalada Cadaado ayaa ka mid ah halka Diyaaradaha lagu arkay,waxaana dadka ku nool halkaas ay soo sheegayaan in ilaa saakay ay arkayeen Diyaaradao gaaraya ilaa 4 kuwaas oo isugu jira helicopter iyo kuwa Miiga loo yaqaano.

Ilaa iyo hadda lama oga dalka laga leeyahay diyaaradaahas iyo ujeedka ay halkaasi u tageen welina dhankoda wa war ah kama soo bxiin maamulka Galmudug oo ka arrimiya deegaannada lagu arkay diyaaradaha jooga hosoe ku socda.

Maha ahan wax ku cusub in deegaanada Maamulka Galmudug lagu arko diayaarado dagaal,waxana horay gobolka mudug qeybo ka mid ah lagu arkay Diyaarado dagaal,waxana Wariyayaal ku sugan Docoleey ay sheegayaan in 48 Saac ee la soo dhaafay diyaaradahaas la arkayey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*