Monthly Archives: March 2018

Wadooyinka Muqdisho Oo Dib Loo Furay

Kadib markii sakay aroortii hore inta badan Wadooyinka Muqdisho ay xireen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow dib loo furay. Sababaha loo xirauy Wadooyinka ayaa aheyd kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka duwanaa kulmadii hore balse Madaxweyne Farmaajo uu hakiyey kulankaas. Inta badan waxaa haatan dib loo furay Wadooyinkii ay xiryn Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Wadada Maka-AlMukarama ...

Read More »

Muqtaar Roobow oo hadda Baydhabo kulan kula leh Saraakiil Ciidan

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Goordhow gaaray Wadaadka Muqtar Roobow Cali Abuu Mansuur kaas oo maalmahaan ku sugnaa degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. Muqtaar Roobow oo uu wehlinayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed,waxaana Baydhabo ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo ayaa loo gudbiyey isaga iyo ...

Read More »

Dhageyso:-Howlgalkii ugu weynaa oo laga sameeyey Gaalkacyo iyo dad lagu qabtay

Ciidamada Isku-dhafha ee loo sameeyey Gaalkacyo ayaa waxa ay howlgallo ka sameeyeen Xaafadaha ay ka kooban tahay Magalada Gaalkacyo,iyaga oo howlgalakas ku soo qabqabtay tiro dhalinyaro ah kuwaas oo lagu eedeynayo in falal amnidarro ay ka geysteen Gaalkacyo. Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Axmed Cismaan Cali ayaa sheegay in  howlgallada ay yihiin kuwo amniag lagu sugayo,isla markaana ay noqon doonaan ...

Read More »

Ciidamada Dowladda oo qabtay hub iyo waxayabaha Maanka Dooriya+Sawirro

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya. Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo isugu Jira Xashiish Iyo khamri Sidoo Kale Waxaa Lasoo Qabtay Laba ...

Read More »

Dhageyso:-Khilaafka u dhaxeeya Xildhibaanada Golaha Shacabka oo sii xoogeystay

Waxaasii xoogeysanaya khilaafka u dhaxeeya Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas oo ku kala qeyb samay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Maalmihii la soo dhaafay waxaa socday kulamo gooni gooni ah oo ay leeyihiin Xildhibaanadii mooshinka gudbiyey iyo kuwa taagersan Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,kulamadaas oo sii kala fogeeyey Xildhibaanada. Xalay Muqdisho waxa kulan ku yeeshay ...

Read More »

Akhriso:-Xildhibaano shaaciyey in uu burburay mooshinkii Jawaari

Xalay Xarunta Villa Hargeysa waxa shir ku yeeshay Xildhibaano la magac baxay badbaadada Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shirkooda Caawa ka soo saaray Go’aano ku saabsan mooshinkii laga gudbiyey gudoomiye Jawaari. Xildhibaanadaan oo tiro ahaan sheegtay in ay gaaraayaan ilaa 120 mudane ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay mooshinkii laga gudbiyey Jawaari marka laga soo bilaabo 18 Bishaan ilaa 28 ...

Read More »

Diyaarado Dagaal oo lagu arkay Tuulooyin hoostaga Magalada Cadaado

Deegaanka Docoleey oo 45km u jira Magaalada Cadaado ayaa ka mid ah halka Diyaaradaha lagu arkay,waxaana dadka ku nool halkaas ay soo sheegayaan in ilaa saakay ay arkayeen Diyaaradao gaaraya ilaa 4 kuwaas oo isugu jira helicopter iyo kuwa Miiga loo yaqaano. Ilaa iyo hadda lama oga dalka laga leeyahay diyaaradaahas iyo ujeedka ay halkaasi u tageen welina dhankoda wa ...

Read More »

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo qiray in cadawga dowlada ka faa’iidestaan khilaafkooda

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegay in madaxda dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka looga baahan yahay in ay ka fikiraan hal mid oo ah in hadii uu khilaaf yimaado ay ka faa’iideestaan Cadawga. “Waxaa xaqiiqo ah in ay muhiim tahay in dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada ay mar walba ka fikiraan hadii uu yimaado khilaaf ...

Read More »

Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho oo xiran

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada Magaalada gudaheeda. Isgoyska Tarabuunka, Isgoyska Digfeer, KPP, Bakaaraha, Hawlwadaag, Foloransa iyo Isgoyska Dabka ayaa xiran ciidanka dowladda ayaana ku sugan. Gaadiidka rayidka ayaa loo diidayaa dhamaan Isgoysyadan inay maraan, kaliya waxaa loo ogol yahay kuwa ay wataan ciidamada ...

Read More »

Dhageyso:-Dowladda oo weysay Xabsiyo ay dadka ku xirto iyo Wasiirka Cadaalada oo shaaciyey

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji  ayaa ka hadlay dhibaatooyin uu sheegay in ay waqtigaan heestaan Maxaabiista xukumay oo ay Gacanta ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in waxyaabaha uu arkay waqtiagan ay qeyb ka tahay in dadka markii la xukumo la waayo Xabsi lagu xiro taasina ay keeneyso in guryahooda loo diro sida uu ...

Read More »