Monthly Archives: February 2018

 5 waxyaabood oo ragga u horseeda caafimaad darro!

1:- Maydhashada biyaha kulul waxa la ogaaday in raggu uga badan yihiin ku maydhashada biyaha kulul ama diiran. Biyaha kulul ee qofku qabatimo inuu ku maydho had iyo jeer waxa cilmi baadhayaashu ku tilmaameen in leedahay halis dhanka caaafimaadka ah. Oo ay ugu weyntahay yaraynta habka ragganimo iyo koriimada dareenka ragga. 2:- Ku fadhiisiga meelaha kulul Waxa ay cilmibaadhayaashu tallo ku bixiyeen ...

Read More »

Faafiihin Dheere: Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Cabaas Siraaji.

  Dowlad Gogoboleedka Jubbaland ayaa joojisay qabanqaabada Doorasho Musuqmaasuq aheyd oo ay wadeen  Gudiga doorasha  ay Xaliima yarey, Gudoomiyaha ka tahay.   Ergo been  abuur ah ayaa la rabay in caawa lagu sawiro Hotel MAKA, oo ku yaalla  Magaalada Kismaayo waxaa arintaas joojisay Dowlad goboleedka Jubbaland. Xuseen oo ka tirsan Gudiga Doorasha oo xiriir la leh Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin ...

Read More »

Doorashadda kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhaceysa Kismaayo

  Maalinta Berito ah ayaa lagu waddaa in Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland lagu qabto doorashada Kursiga Xildhibaanimo ee uu ka dhintay Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji. Doorashaddan ayaa waxaa ku tartami doona xubno dhowr ah oo ka mid ah Beesha Iska leh Kursiga , waxaana Magaalada Kismaayo diyaar ku ah dhammaan Ergooyinkii lagu tala galay in ...

Read More »

Wadahadalada u socda ONLF iyo Itoobiya oo galay Maalintii Afraad

   Waxaa maalintii Afraad galay wadahadallada lagu dhex-dhexaadinayo Jabhadda ONLF iyo dowladda ee ka socda Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan Labada dhinac, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in uu jiro isfaham labada dhinac ah. “Ma ahan markii ugu horreysay oo ONLF iyo Itoobiya ay wadahadalladan oo kale isugu yimaadaan, balse ...

Read More »

Akhriso; Warbixin uu Tvga CNN ka diyaariyay lacagaha deeqaha ee u gacan gala Al-Shabaab

Taleefishinka CNN ee saldhigiisu yahay dalka Maraykanka ayaa soo bandhigay barnaamij maqal iyo muuqaal ah kaasoo ka hadlaya sida lacagaha deeqaha ah ee la siiyo dalka Soomaaliya ay ugu gacan gasho ururka Al-Shabaab oo dagaal kula jira dowlada Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM. Baaritaan uu sameeyay taleefishinka CNN ayaa lagu sheegay in lacago ay si toos ah u siiyaan Qaramada Midoobay ...

Read More »

Wasiirka Maaliyadda XFS oo daah furay mashruuc shaqo loogu abuurayo Dhalinyarada

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo abuur loo sameynayo dhalinyarada Soomaaliyeed. Daahfurka mashruucan oo ah mid loogu tala galay habka shaqo Abuurka loogu sameyn karo dhalinyaradda Soomaaliyeed iyo kaalinta horumarinta Dalka islamarkaana laga qeyb qaato sidii Dalka looga fulin lahaa mashaariic waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed. Xubno ...

Read More »

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa ayaa soo dhoweeyay go’aannadii Golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya (NSC) uu ku qaatay kulankii 6-10 Febraayo 2018. Golaha Amniga Qaranka (GAQ) wuxuu ka dooday arrimo asaasi ah sida mas’uuliyadaha amniga, hanaanka doorashada, dib-u-eegista  dastuurka iyo qeybsiga kheyraadka iyo dakhliga, oo uu ku ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo daah furay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda ;DAAWO SAWIRO

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda oo maanta si rasmi ah uga bilowday Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa socod ku soo maray goobaha qashinka laga gurayey oo kamid ah degmada Xamar-Weyne, waxana uu gacantiisa kaga qayb qaatay guridda qashinka, isagoo ku dhiirigeliyey shacabka Muqdisho ...

Read More »

Wasiirada Amniga iyo Dekadaha ee Puntland oo kormeeray Dekadda Boosaaso

Kormeerkan uu Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf uu ku tegey Dekedda macmalka ah ee Bosaaso oo dhismeheedu socdo waxaa ku weheliyey Wasiirka Dekedaha ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Maxmed Raagge Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Bosaaso. Wafdi ayaa soo indha indheeyay sida ay u socoto shaqada gabogabada ah ee lagu dhisayo Dekedda Macmalka ah iyo hawlaha samataxbitinta Hantida saaran ...

Read More »