Monthly Archives: February 2018

Nabadoon Axmed Diiriye oo Xalay ku geeriyooday Muqdisho.

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabadoonada sida weyn looga yaqaano Gobolada Koofureed ee Soomaaliya. Wiil uu dhalay  nabadoonka oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay xanuunsanaa Axmed Diiriyer isla markaana  xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho. Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ahaa Afhayeenka ...

Read More »

Qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha oo dib loo furay

Waxaa dib loo furay qeybo ka mid ah  Suuqa weyn ee Bakaaraha , kasoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay u xirnaa Khilaaf soo gala dhex galay Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatadda gobolka Banaadir. Sidda ay xaqiijiyeen Ganacsatadda Suuqa Bakaaraha , waxaa saakay  furan qeyb ka mid ah Suuqa, inkastoo ay wali jiraan goobo Ganacsi oo wali xiran. Qaar ka mid ah ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo Madaxda Maxkamadaha G/Benadir kala hadlay horumarinta Caddaaladda Bulshada

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo madaxda Maxkamadaha gobolka, gaar ahaan Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Benaadir Mudane Aweis iyo Guddomiyaha Racfaanka Gobolka Benaadir Mudane Salah ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa adeegyada ay u hayaan maxkamaduhu bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda. Eng. Yarisow ayaa si aad ah uga hadlay arrimaha dhulka, sheegeyna ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Kismaayo

Faahfaahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Kolonyo ay la socdeen ciidamada Jubbaland iyo Kenya oo  ka dhacay degaanka Buulo-guduud oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa inoo sheegay in weerarkaan lala beegsaday Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland, kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo Ciidamo cadaan ...

Read More »

PSG oo isku diyaarinaysa inay la soo wareegto mid ka mid ah difaacyada United

Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee ka dhisan caasimadda Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso sidii ay kula soo wareegi lahayd difaaca naaidga Manchester United ee Marcos Rojo. Dambeedka dhexe ee reer Argentina Rojo kaasoo 14 bilood uu kaga harsanyhaya heshiiskiisa garoonka Old Trafford ayaa la sheegayaa inuu ku guuldarreystay inuu horumar ka sameeyo wadahadallada heshiis kordhinta kooxdiisa. ...

Read More »

AKHRISO: Dowladda oo ku Amartay Taliska Booliska in ay soo qabtaan Shaqsiyaad la eedeeyay

Dowladda Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in gacanta lagu dhigo dadka ganacsadda gargaarka loogu tala galay dadka Nafaqo daro ay heysato iyo sidoo kale dadka Barakacayaasha. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saraakiishooda sare sare ee Wasaaradda Caafimaadka ay soo xaqiijiyeen in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo cunnooyinka qaaska ee samafalka loo ...

Read More »

SAWIRRO: Dhibaato ka taagan Wadada Masjidka Xareed ee Bakaaraha

Qaar ka mid ah Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa go’ay ka dib markii ay noqdeen kuwa ay fadhiisteen biyo , sidoo kalena lagu soo guray Qashin. Degmada Howlwadaag gaar ahaan Wadada Masjidka  Xareed ee Aadi isgoyska Baar Ubax ayaa ka go’day ka dib markii bilooyin ka hor ay Fadhiisteen biyo,islamarkaana waxa ay waddaasi noqotay mid lagu soo guro qashin ...

Read More »