Monthly Archives: February 2018

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta degmada Wadajir

 Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku burburtay qaraxii ka dhacay bishii Juun ee sanadkii hore, Waxana munaasabaddda dhagax-dhigga ka soo qeyb galay Xildhibaano ka tirsan labada aqal, maamulka degmada, siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada. Guddoomiyaha degmada Wadajir Cumar Cabdullaahi Xasan (Qaanso) oo ka hadlay goobta ayaa ...

Read More »

War-murtiyeed laga soo saaray kulanka bulshada rayidka ee Hanaanka dib u eegisa Dastuurka

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa lagu soo gaba gabeeyay Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Hannaanka Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya, kaasi oo socday muddo Saddex maalmood ah. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno kala matalaya qaybaha kala duwan ee ururrada bulshada rayidka ah, kana kala yimid maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray ...

Read More »

DHAGEYSO;Baraamijka Sahanka Dunida(01/02/2018)

Dhageystayaasha ku xiran Website-ka  radiocadaado.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii Sahanka Dunida  Radio Cadaado. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xasan Ahmed Mohamed  Farsamada:-yacqub qadar farsamadii;cabdi risaaq cali Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Sahanka Dunida

Read More »

Dhageyso:-La Taliyaha Madaxweynaha Oo Taageeray Amarkii Lagu Joojiyay Dhismaha Dhulka Biyaaso Liibaro

Maalin ka hor ayaa Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxa lagu joojiyay dhismo ka socday Dhulka Biyaaso liibaro e degmada Xamar Jajab halkaas oo ay gacanta ku heyso Shirad dhanka Nadaafada ka Shaqeysa. Arrintaas ayaa aheyd mid dhalisay xiisad Siyaasadeed oo lagu muransanaa Maamulka Gobolka Banaadir ee dhulkaasi bixisay Sida,Yuusuf Jimcaale iyo Taabit,waxana tallaabada joojinta dhulkaas ka ...

Read More »

Taliyihii Saldhiga Degmada Guriceel Iyo Saraakiil Kale Oo Lagu Xiray Baladweyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Hir-Shabeelle ay Xabsiga dhigeen Saraakiil ka tirsan ciidamada Galmudug. Wararka ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in taliyaha Saldhigga Degmada Guriceel ee Maamulka Galmudug oo Magaciisa lagu sheegay Cismaan Cali Hudeey iyo laba Sarkaal oo kale la xiray. Weli macada sababta loo ...

Read More »

Taliyihii Saldhiga Degmada Guriceel Iyo Saraakiil Kale Oo Lagu Xiray Baladweyne

Taliyihii hore ee Ciidanka Nabad-Sugida iyo Sirdoonka dalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay doorashadii kursiga Golaha Shacabka ee looga guuleystay. Waxa uu sheegay in doorashadaas aysan ku dhicin sicadaalad ah isla markaana lamusuq maasuqay,isaga oo ku eedeeyay in Madaxda dowladda ugu sareysa ay ka dambeeyaan. “Runtii Saddex arrin ayaa sabab u ahaa guuldareydii oo ahaa Gudiga doorashada ...

Read More »

Dhageyso;-Cali Maxamed Geedi”Xirnaashaha Wadooyinka Dhagxaanta Lagu Gooyay Waa Mid Lagu Cuuryaaminayo Shacabka

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay wadooyinka xiran ee dhagxaanta lagu jaray oo ku yaalla Muqdisho taas oo ay  dhibaato ku qabaan  Shacabka ku nool Gobolkaan Banaadir. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Wadooyinkaas Go’an oo ay Bulshadu u aragto in ay tahay mid lagu ciqaabayo, loona baahan yahay in Wadooyinkaas la furo. ...

Read More »