Monthly Archives: February 2018

Mareykanka oo mamnuucay in wax hub ah la geeyo Suudaanta Koonfureed

Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la joojiyay , islamarkaana la  mamnuucay in wax hub ah la geeyo dalka ay wali ka taagan yihiin dagaalka ee Suudaanta Koonfureed. Tallaabadaan ayuu Mareykanka ku sheegay in looga golleeyahay sidii loo soo afjari lahaa collaada afarta sanno qaadatay ee ka taagan waddankaasi. Mareykanka ayaa gollaha ammaanka ee Qaramada midoobay ku ...

Read More »

Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo lagu Rasaaseeyay Hiiraan

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay midkalena waxaa soo gaaray dhaawac ka dib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo maraayay gobolka Hiiraan. Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in qofka dhintay ay aheyd Haween saarneyd gaariga oo la sheegay in uu ka baxay Magaalada Muqdisho. Falkaan ayaa ka dhacay Degaanka Caloola-Cad oo ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Muhaajiriin ku dhintay xeebaha Liibiya

Hay’adda qaxootiga ee Qaramadda Midoobay ayaa sheegtay in Muhaajiriin badan laga cabsi qabo in ay ku dhinteen badda kaddib markii doontii ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Liibiya. Inta badan dadka ka badbaaday doonta qalibantay ayaa la sheegayaa iinay yihiin dad u dhashay waddanka Pakistan. Sidoo kalena waxaa doonta saarnaa dad u dhashay dalka Liibiya. Waxaa laga cabsi qabaa in ...

Read More »

Madaxda maamul goboleedyadda oo kusoo wajahan Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa  maalmaha soo socda waxaa kusoo wajahan Madaxda maamul goboleedyadda intooda badan. Madaxda maamulada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa lagu waddaa in ay soo gaaraan Muqdisho si ay uga qeyb galaan Shir u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamulada. Garoomadda diyaaradaha Magaalooyinka maamulada ayaa laga dareemaya diyaargarowga soo bixitaanka Madaxda maamulada.Magaalada Muqdisho ayaa lagu waddaa in uu ka ...

Read More »

DHAGEYSO: Haweenay Maseertay oo gubtay guri ay Muqdisho ka deganeyd

Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid gaar ahaan Xaafadda Cocacola ayaa waxa ay sheegayaan in haweenay Maseertay ay gubtay guri ku yaalla halkaasi oo ka koobnaa 4 qol. Aabaha dhalay wiilka qabay gabadha Guriga gubtay ayaa RADIOCADAADO u sheegay in ay dabqabadsiisay gabdha guriga ka dib markii ay isku dhaceen wiilka. Waxaa uu sidoo kale sheegay in xaaladooda laga fadhiistay horay ...

Read More »

Dhageyso:-Taliyaha Xabsiga Dhexe Ee Baladweyne Oo Ka Jawaabay Eedeyn Uga Timid Xildhibaano Federaalka Ah

Taliska Xabsiga dhexe ee Magaalada Baladweyne gobolka Hiiraan ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka soomaaliya kuwaas oo dhawaan booqday gobolka Hiiraan eedaas oo ku saab saneyd in Maxaabiista la jirdilo. Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Baladweyne Maxamed Cabdullaahi Siyaad (Cagaweyne oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Baladweyne ayaa waxa uu sheegay in Bishii hore ...

Read More »

Akhriso:-Dagaal Dhexmaray Ciidamada Dowladda Iyo Al-Shabaab

Dagaalkaan ayaa Ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab waxa uu ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dhaq dhqaaqa Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamo ka tirsan dowladda ku leeyihiin  tuulada Dal-biyaango oo ku dhaw deegaanka Danow ee duleedka Degmada Qoryooley,waxana halkaasi ka dhacay dagaal socday mudo Saacad ah. Saraakiil ka tirsan ciidamada ...

Read More »

Dhageyso:-Wasaaradda Maaliyadda Oo Lagu Eedeeyay In Lacago Badan Ku Canshuurto Ganacsiyada Yar Yar

Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka  Soomaaliyeed ee SOSCENSA  Diini Maxamed Diini ayaa sheegay in Wasaareadda Maaliyadda Soomaliya ay Canshuur xad-dhaaf ah ay ka qaado Ganacstada yar yare e aan awoodin. Waxa uu sheegay in aysan Wasaaraddu ka fikirin dadka masaakiinta ah balse ay uun jeceshay Wasaaradu in ay lacag badan soo xareyso laakin aan la isweedyiin lacagta dadka laga qaadayo mayihiin ...

Read More »

Faah Faahin:-Gaari Lagu Rasaaseeyay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in khasaaro dhamasho dhaawac ah uu ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay deegaano ka tirsan gobolkaas. Gaarigaan ayaa ka tegay Magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in uu ku sii jeeday deegaano ka tirsan isla gobolka Hiiraan balse markii uu marayay Deegaanka Caloola-Cad  ay koox hubeysan ay rasaaseeyeen. Wararka aan ...

Read More »

Dhageyso:-Taabit Cabdi Maxamed Oo La Guddoonsiiyay Abaalmarinta Xil-Gudasho Qaran

Munaasabad abaalmarin lagu guduunsiinayay Madaxdii loo arkay in sida wanaagsan u gudatay xilkii loo dhiibay uguna adeegtay Bulshada ayaa xalay lagu qabtay Magaalada muqdisho,iyada oo abaalmarin loogu magacdaray Xil-gudasho Qaran halkaasi lagu bixiyay. Daraasad laga sameeyay Magaalooyinka Caasimadaha u ah Maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo waxqabadka madaxdooda taas oo soo bilaabatay Bishii 0ctoober ee Sanadkii tegay 2017  ayaa ugu ...

Read More »