Xog:-Maxaa Ka Jira In Qalbi Dhagax Uu Shir Nairobi Ka Furmay U Qeyb Ka yahay

0
393

Radio Cadaado- Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa ka furmay Shir u dhaxeeya Ismaamulka Somalida dalka Itoobiya iyo Jabhada lagu magacaabo ONLF ee ka dagaalanta dhulka Ismaamulkaasi.

Shirkan ayaa waxaa ka qayb galayo xubno ka tirsan ONLF, Madaxweynaha Ismaamulka Somalida dalka Itoobiya Maxamed Cabdi Cumar, Saraakiil ka socota dowladda Itoobiya iyo masuuliyiin ka tirsanaa dowladda Kenya.

Wasiirkii hore Gaashaandhigga dalka Kenya Yuusuf Haji iyo masuuliyiin kale ayaa garwadeen ka ah shirkaan, si ay isugu soo dhawaadaan ONLF iyo Ismaamulka Somalida dalka Itoobiya.

Dhankale Warar  aan lahubin ayaa sheegaya in cabdi kariin shiikh muuse (Qalbidhagax) Oo Qeyb ka yahay shirka ka furmay Nairobi Keynya Lasoco Waxii Ka Soo Kordha

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here