War-murtiyeed laga soo saaray kulanka bulshada rayidka ee Hanaanka dib u eegisa Dastuurka

0
46

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa lagu soo gaba gabeeyay Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Hannaanka Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya, kaasi oo socday muddo Saddex maalmood ah.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno kala matalaya qaybaha kala duwan ee ururrada bulshada rayidka ah, kana kala yimid maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban ilaa 11 qodob

Warmurtiyeed-l Warmurtiyeed-lw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here