Monthly Archives: February 2018

Rag dhac ka geystay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Mid ka mid ah ilaalada Bakhaarka iyo Burcada ee iska hor imaadka dhexmaray ayaa waxaa waxaa ka dhashay khasaare Nafeed iyo mid Hantiyadeed. Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhimatay falkan laba qof oo mid uu yahay Burcadii weerarka soo qaaday halka midka kalena uu ka mid ahaa ilaalada Bakhaarka. Falkan ayaa waxaa ku baxay Guddoomiyaha degmada Warta-nabadda Zeynab Xaabsey iyo ...

Read More »

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Spain

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Spain u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Diblumaasiyiin ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo Arrimaha ay ka ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wafdi ka socda Masar

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 28 Feb 2018 waxaa uu qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaaminayey wasiirka beerha Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid iyo qunsulka safaarada masar ee Soomaaliya Taamir Safwat. Wafdigaan balaaran ee maanta soo gaaray Puntland ayaa waxaa kamid ahaa masuuliyiin ka socotey Wasaaradda ...

Read More »

Tababare Zidane Oo Ka Hadlay Dhaaawaca Marcelo & Mudada Uu Qaadan Karo

Zinedine Zidane ayaa aaminsan in dhaawaca muruqa ah ee soo gaaray Marcelo uu yahay mid yar, iyadoo daafaca bidix uusan shaki ku jirin inuu wajihi doono kooxda Paris Saint-Germain kulanka lugta labaad ee wareega 16ka Champions League ee dhacaya bisha soo socota. Marcelo ayaa dhaliyey goolkii ugu dambeeyay ciyaartii Madrid guusha 3-1 ka gaareen kooxda ka dhisan caasimada Faransiiska , ...

Read More »

Qoraa Sacuudiga u dhashay oo dhaliilay qaabka looga aadaamo misaajidyada dalkaasi

Qoraa dalka Sacuudiga u dhashay ayaa wajahaya baaritaan iyo waliba in warbaahinta oo laga joojiyo ka dib markii uu ku talobixiyay in dalka Sacuudiga ay misaajidyada ku bateen ayna sababeen in la dhibasado. Maxamed Al-Suhaimi ayaa fikirkan jeediyey xili uu u waramayay telefishen afcarbeedka ku hadla oo isaga waraysanayay Waxaad moodda in waxyaabo badan oo dhaqan ka ahaa dalka Sacuudiga ...

Read More »

Kooxda Xamaas oo joojisay furitaanka Telefishin arrimaha Haweenka loogu talagalay

Maamulka magaalada Gaza ayaa hor istaagay daahfurka telefishin u gaar ah haweenka, daqiiqadii ugu danbeeyey ee lagu waday in uu hawada galo. Saraakiil ka tirsan ururka Xamaas oo iyagu maamula Marinka Gaza, ayaa sheegay in Tv-ga Taif aanu qaadanin shatigii iyo sharciyadii loo baahnaa Hasa yeeshee madaxda kanaalkan cusub ayaa dhankooda tilmaamay in ay buuxiyaan dhammaan shuruudihii loo baahnaa ee ...

Read More »

Khilaaf ka dhex taagan Suuriya iyo Turkiga

Warbaahinta Suuriya ayaa sheegtay in xoogaga taabacsan dowladda Suuriya ay ka hortagi doonaan dagaalka dowladda Turkiga ay ka wado waqooyiga Suuriya Arrinkan ayaa imanaysa ka dib markii ay xoogaga Kurdiyiinta Suuriya sheegeen in xukuumada Dimishiq ay isla ogolaadeen in halkaasi ciidamo loo diro. Dowladda Turkiga ayaa xuduuda gobolka Afrin dagaalo ka bilowday bishii la soo dhaafay ee sanadkan Madaxweynaha Turkiga ...

Read More »