Monthly Archives: January 2018

Al-Shabaab oo xalay weeraray Saldhig Ciidamada Milateriga ku leyihiin Shabellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Al-Shabaab oo xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday fariisin Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Ceelka Geeloow oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmada Balcad iyo tuulada Qalimoow ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaal mudo kooban socday ayaa la sheegay in uu halkaasi ku dhexmaray Ciidamada dowladda iyo dagaalyahanadii Shabaab ee weerarka ...

Read More »

Dhageyso:-Wariye Maalintii Shanaad ku xiran Saldhigga Magaalada Jowhar

Ciidamada Booliiska Magaalada Jowhar ayaa 28,kii Bishaan waxa ay Xabsiga dhigeen Wariye Cabdi Shakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla Gobolkaas ahna Milkiilaha Idaacadda Cityfm ee Magaalada Jowhar. Maalintii Shanaad ayuu ku jiraa Xabsiga Jowhar,waxana la sheegay in amarka lagu xiray Wariyaha ay leeyihiin Maamulka Shabeellaha Dhexe,kuwaas oo aan weli soo bandhigin sababaha loo xiray. Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta ...

Read More »