Monthly Archives: January 2018

khilaaf la sheegay in uu u dhaxeeyo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ka taagan Magaalada Kismaayo ee G/Jubbada hoose

Khilaaf culus ayaa soo kala dhaxgalay Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, waxa uuna khilaafkooda saameeyay Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Fulinta ee Jubbaland. Warar ay heshay Idaacadda radio cadado yaa sheegaya in mudooyinkii dambe uu jiray Khilaaf cirka isku sii shareeyay kaas oo aan wali banaanka usoo bixin waxa uuna salka ku haayaa waxqabadka Golaha wasiirada ee Jubbaland doorashada ...

Read More »

Ciidmada amaanka Galmudug oo ka gacanta ku dhigay Gaadid ay Maleeshiyaad ku dhaceen Wadada isku xirto magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusomareeb

Ciidamda Booliska iyo Nabad sugidd Maamulka Galmudug ayaa gacanta Ku dhigay Maleeshiyaad ay sheegeen in ay dhac ka geysan  jireen  Deegaano ku yaalla inta u dhaxeyso Magaalooyinka Cadoodo iyo Dhuusamareeb  ee Gobolka Galgaduud. Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Magaalada Cadaado Cumar Macalin Cali oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in howgalkooda ay Ku qabteen Maleeshiyaad gacanta ku hayay ...

Read More »

Gudoomiye Thaabid oo maanta tagay xarunta Dowladda hoose ee Xamar kadib xil ka qaadistii lagu sameeyay

Thaabid Cabdi Maxamed Gudoomiyihii hore ee Gobolka banaadir ayaa tan iyo markii Madaxweyne Maxamed Candullaahi farmaajo uu xilka ka qaday waxaa uu maanta tagay Xarunta Dowladda hoose ee Xamar. Xarunta Maamulka Gobolka markii Thaabid xilka laga qaaday waxaa la wareegay Ciidanka Koofiyo gaduuda Madaxtooyadda Soomaaliya kuwaas oo maalmo badan ku sugnaa inkastoo markii dambe Boolis lagu wareejiyay. Gudoomiyihii hore ee ...

Read More »

Al-Shabaab Oo Xukun Dil Toogasho Ka Fuliyay Deegaan Ka Mid Ah G/Baay

Al-Shabaab ayaa faagaro ku yaalla deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay waxa ay ku toogteen Nin ay ku sheegen  in fal kufsi iyo dil ah uu kula Dhaqaaqay Haweeney. Ninka ay Al-Shabaab Goobta fagaaraha ah ay ku toogteen ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Aadan Ibraahim Aadan,wax ay sheegeen Al-Shabaab in uu Haweeneyda kufsaday iyada oo iska difaaceysa uu faas uu la ...

Read More »

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyay Shirar Uu Uga Qeybgalay Dalka Switzerland

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa warbaahinta uga warbixiyay waxyaabihii ka soo baxay shirarkii uu kaga soo qeyb galay magaalada Davos ee dalka Switzerland,wuxuuna tilmaamay in markii koowaad lagu marti qaaday in ay ku soo bandhigtay sidii dalka looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay, waxuuna tilmaamay dhowr shir oo kala duwan in uu ku soo bandhigay tallaabooyinka dhiirrigelinta leh ...

Read More »

Ammaanka D/Baraawe Oo La Adkeeyay Iyo Masuuliyiin Ku Wajahan

Ammaanka Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta aad loo adkeeyay,waxaana ku wajahan wefdi ka socda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxeeynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Iyo Masuuliyiin kale ayaa la filayaa in ay Maanta tagaan Magaalada Baraawe,iyada oo  qaban qaabada soo dhaweynta Wefdiga laga dareemayo Baraawe. Warar at heshay  Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in u ...

Read More »

Midowga Yurub Oo Dowlada Soomaaliya Ka Taageereysa Hormarinta Amniga

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan itoobiya ayaa ku guda jira kulamada gaar gaarka ah ee uu la qaadanayo Madaxda Afrika iyo wakiilada Ururada Caalamiga ah ee kasoo qeyb galay Shirka Madaxda Midowga Afrika. MD Farmaajo ayaa uga warbixiyey madaxda xaaladda guud ee dalka,waxa uuna u mahadceliyey Midowga Yurub taageerada ay siiyaan Soomaaliya gaar ahaan ka ...

Read More »

Nuur Iidow Beyle Oo Ku Guuleystay Kursiga Xildhibaannimo Doorasho Ka Dhacday Jowhar

Waxaa Goordhow soo gaba gabowday doorashadii kursiga ka banaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya ee lagu qabtay Jowhar ee uu baneeyay Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe taliyihii hore ee Ciidanka Nabas-Sugida Soomaaliya ,waxaana tartamayay ilaa lix Musharax. Wareegii Koowaad ayaa waxaa tartamay 1:-Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe 2:- Nuur Iidow Beyle 3:-Dahabo Xasan Axmed 4:-Dahir Cabdulle Cawaale 5:- Cali Cabdullaahi Cosoble 6:-Xuseen Axmed Geelle ...

Read More »

Askar ku dhimatay weerar ka dhacay dalka Colombia

Inta la xaqiijiyay shan ka mid ah booliiska dalka Colombia ayaa ku dhintay weerar bambaano oo lala beegsaday saldhig booliis. Ciidamada ayaa shaqadooda isu diyaarinayay xilliga aroortii markaasi oo uu qaraxani ka dhacay meel banaanka ka ah sladhigaasi. Ciidamada Booliiska dalka Colombia ayaa u balanqaaday 18,000 oo doolar oo abaalmarin ah cid waliba oo keenta macluumaad ku saabsan ciddii masuulka ...

Read More »