Monthly Archives: January 2018

Axmed Madoobe Oo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare & Xeer Ilaaliye

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu Magacaabay  Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubbaland iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Maamulkaas. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa labo digreeto ku kala magacaabey Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Sheekh Cusmaan Siciid iyo gudoomiyaha Maxkamada Sare Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi. Tallaabadaan uu Maanta ...

Read More »

faah-Faahino ka soo baxayo dagaal u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda iyo Alshabab oo ka dhacay Gobolka Baay

Wararka ka imaanayo Gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya  ayaa sheegayo in maanta uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo dagaalamayaal ka tirsan ururka Alshabab. Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba ee Gobolkaasi Baay Maxamed Ibraahim  Nuur  (One time)oo lahadlay Idaacadda VOA-da ayaa sheegay in dagaalku uu ka dhacay Deegaanka la yiraahdo Lug-habar oo u dhaxeeyo Magaalooyinka Buurhakaba iyo ...

Read More »

Daawo:-Gudoomiye Jeyte”Qofkii Diida Lacagta Shilinka Soomaaliga Xabsiga Ayaan Dhigeynaa

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta kormeer ku tegay Suuqa Magaalada Baladweyne si uu u hubiyo in uu hirgalay go’aankii ku saabsanaa qaadashada lacagta Shilinka Soomaaliga. Cali jeyte ayaa hubiyay in Ganacsatada qaar ay qaadanayaan lacagta Shilinka Soomaaliga oo bilihii u dambeeyay ay dhibaato ku qabeen Shacabka ku nool Magaalada Baladweyne. Hadal kooban uu siiyay Warbaahinta ayaa waxa ...

Read More »

AKHRISO: Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Gudoomiyeyaasha 8 gobol iyo Mas’uuliyiin kale

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan; Waxaan ...

Read More »

Kenya oo dadejinaysa Dhismaha derbiga ay ka waddo Xadka Soomaaliya

Dhismaha darbiga dowladda Kenya ay ka dhisayso Xadka Soomaaliya iyo sidoo kale Kenya ayaa la xoojinaya dhismihiisa sida ay u yaraadaan Weerarada  dagaalyahanada Al-Shabaab  ku qaadaan Gudaha Kenya sidda ay sheegeen Saraakiisha Ammaanka dalka Kenya. Dowladda Kenya waxa ay sidoo kale sheegtay in ay dhistay qeybo ka mid ah darbiga, islamarkaana ay hoos u dhaceen Weerarada Al-Shabaab. Maxamuud Saleh oo ...

Read More »

Weerarkii Kabul oo lasoo Afjaray iyo Khasaaraha ka dhashay

Inta la xaqiijiyay 2 Askari ayaa ku dhimatay 10 kalena oo ay ku dhaawacmeen Weerar ay kooxo hubeysan ay ku qaadeen Jaamacadda Gaashaandhigga Qaran ee Sarreeye Gaas Fahim Magaalada Kaabul ee Caasimadda dalka Afghanistan. Afhayeenka Madaxtooyadda Afghanistan ayaa xaqiijiyay in weerarka lasoo Afjaray , islamarkaana la toogtay Afar ka mid ah Kooxihii weerarka soo qaaday, midna gacanta lagu dhigay. Waxaa uu sidoo ...

Read More »

Dhageyso:-Xiisad Ka Taagan Deegaanka Tukaraq Iyo Puntland Oo Eedeyn U Jeedisay Soomaaliland

Deeganka Tukaraq ee Gobolka sool weli waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Soomaaliland kuwaas oo shalay arroortii hore wada dagaalamay. Maamulka gobolka Sool ee Puntland ayaa Soomaaliland ku eedeynaya in ay doonayaan dhul ballaarsi,isla markaana ay ku soo xadgudbeen deegaanadooda. Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Puntland Daahir Suleymaan ayaa Dalsan u  sheegay in ...

Read More »

Sawirro:-Soomaaliya Oo Xoojineysa Ku Guuleysashada Xilka Xoghayaha Guud Ee IGAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Ahmed Isse Cawad ayaa magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia kula kulmay dhigiisa ka soo kala jeeda dalalka Ethiopia, Kenya, Sudan, Jabuuti, Koonfurta Suudaan iyo Uganda,isagoona kala hadlay sidii ay u aqbali lahaayeen uguna codeyn lahaayeen  Dr. Abdusalam Hadliye Omer, oo ah Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda oo u taagan qabashada xilka Xoghayaha Guud ee  Urur ...

Read More »

Daawo:- 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Xerooyin Barakac Oo Ku Yaalla Duleedka Muqdisho

Deegaanka Garas-Baaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dháafay waxaa cuduro iyo gaajo ugu geeriyooday dad barakacayaal ah oo ku noolaa kaamam ku yaala deegaankaas. Dadka dhintay oo u badan Caruur waxa ay ka kooban yihiin 5 qof  badankoodna waxa ay ka soo barakaceen gobalada dalka. Gudomiye ku xigeenka Arrimaha Bulsahda ee deegaanka Garasbaaley Cabdullaahi Cabdi Maxamuud ayaa sheegay ...

Read More »

Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya oo ku wajahan Puntland.

Cabdi Canshur Xasan Wasiirka Wasaaradd Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya wafti uu hogaaminayo  ayaa gor dhaweyd  ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaana ay ku sii jeedaan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Puntland. Wassirka oo lahadalay idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in u jeedka socdaalkiisa uu yahay mid ku saabsan sidii loo hirgellin lahaa Sharci Boostada iyo Isgaarsiinta ...

Read More »