Monthly Archives: January 2018

Dhageyso:-Shariif Xasan”Qorshaha Dhismaha Garoonka Diyaardaha Baraawe 2014,Kii Ayaan Bilaawnay

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo weli ku sugan Degmada Baraawe ee G/Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay qorshaha lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas. Shariif Xasan Sheekh Axmed ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka Go’an tahay dhismaha Garoonka,isla markaana uu Maamulkiisu ku fikiray laga soo bilaabo 20 Bishii  December Sanadkii 2014,kii. Waxa uu sheegay in Maalintaas wixii ka ...

Read More »

Xiisado Dagaal Oo Saakay Ka Taagan Deegaanka Tukaraq

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in Saakay halkaasi ay ka taagan tahay xiisado dagaal oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Soomaalilnd. Labada Maamul ayaa wax ay Ciidamo ku soo daad gureynayaa duleedka deegaanka tukaraq oo ay iskuhor fadhiyaan ciidamada labada Maamul,waxaana jira dhaq dhaqaaqyo ay wadaan. Dadka deegaanka qaarkood ayaa ...

Read More »

Sawirro:-Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga & Siyaasada G/Banaadir Oo Hubiyay Xaalada Amni Ee Xarunta Dowladda Hoose

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdulaahi Maxamed Tuulah ayaa howla kormeer ah ku sameeyay qeybaha laga soo galo xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar iyo Koonralooadooda oo ay ku suganyihiin Ciidamada Amniga gaar ahaan Ciidamada Boliiska Soomaaliyed. Gudoomiye Tuulax ayaa inta uu kormeer kujiray waxuu warbixin amniga ku saabsan ka dhageystay  Taliyaha Xarunta ...

Read More »

Madaxda Puntland Oo Caawa Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Xaalada Deegaanka Tukaraq

Wararka Caawa aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in kulan deg deg ah ay Madaxtooyada Puntland ku leeyihiin Madaxda ugu sareysa Maamulkaas. Kulankaan ayaa la sheegay in Saddex Masuul ee ugu sareysa Puntland sida Madxweyne Gaas Madaxweyne ku xigeenka C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Axmed Cali Xaashi uu yahay mid ay ...

Read More »

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir Oo Joojiyey Dhismo Ka Socday Dhul Ku Yaalla Xamar Jajab

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab., Guddoomiyaha ayaa hay’adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha dhismaha ee socda waxana uu tilmaamay in aan loo ...

Read More »

Dhageyso:-Gudoomiye Muudey Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Xukuumadda Kheyre

Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey ku-simaha Madaxweynaha, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay isaga oo ka qeyb galayay munaasabad uu xilka kula wareegay gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxa uu jeediyay khudbad uu fariin ugu diray Madaxda dalka. Waxa uu sheegay in Xukuumadda Kheyre looga baahan yahay in aysan xaqirin waxyaabihii ay soo qabteen dowladihii ka horeeyay. “Waxaa la yiri ...

Read More »

Dhageyso:-Wasiir Hore Cilmooge”Axmed Madoobe Waa Kaligiis Taliye Aniga Ayaa Musharax U Ah Jubbaland”

Cabdullaahi Cilmooge Xersi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Saacid,isla markaana hogaamiya mid ka mid ah Xisbiyada dalka ka jira ayaa ka hadlay xiisadaha Siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday deegaanada Maamulka Jubbland. Waxa uu sheegay in maalin walba ay cabasho uga timaado dadka degan Jubbooyinka,sidoo kale dhammaan la xaalufinayo dhirtii deegaanada Jubbaland dalka dibadiisana loo dhoofiyo Dhuxusha. Sidoo kale ...

Read More »

Mareykanka Oo Xayiraadii Socdaalka Ka Qaaday Qaxootiga

Dowladda Maraykanka ayaa mamnuucista ka qaaday dadka qaxootiga ah ka socda 11 dal oo loo arkay in ay halistooda badantahay in ay galaan Maraykanka, balse waxa ay wajahayaan baaritaan dheeraad ah ka hor inta aanan loo ogolaanin in ay dalkaas galaan. Xoghayaha amniga gudaha Maraykan Kirstjen Nielsen ayaa sheegtay in qaxootiga ay mari doonaan baaritaan adag oo la xiriira heerka ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Waare Oo Shaaciyay In Maamulka G/Banaadir Uu Ka Taageeri Doono Saddex Qodob

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb gashay munaasabadii xilka uu kula wareegay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay qorshihiisa wadaShqeyn ee Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Maamulka Hir-Shabeele uu Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir ay kala Shaqeyn doonaan dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha, dhismaha Wadooyinka soo gala Muqdisho ee ka ...

Read More »

Dhageyso:-Wafdi Uu Hogaamanayo Wasiirka Dastuurka Oo Gaaray Jowhar Lana Kulmaya Madaxda Hir-Shabeelle

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta gaaray wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil. Wefdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaan Cawaale Qeybdiid,waxana soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle. Hadal kooban oo uu Warbaahinta siiyay Wasiir Xoosh ayaa waxa uu sheegay in ujeedada safarkooda ee ...

Read More »