Monthly Archives: December 2017

Sawirro:-Banaabaxyo lagu gubay Sawirka Trump oo ka socda Dhulka Falastiiniyiinta

Bannaanbaxayaasha, ayaa dhegxaan ku tuurayay askarta Israel, waxaana la arkaayay askarta Israel uu ku jawaabeysa sunta dadka ka ilmeysiisa iyo weliba rasaas, dad badan ayaana la sheegay inay ku waxyeeloobeen isu dhacaasi. Hay’adda Bisha Cas ee Falastiin, ayaa waxay sheegtay in tiro ku dhow konton qof oo Falastiiniyiin ah ay ku dhaawacantay rabshadihii maanta dhex maray bannaanbaxayaasha iyo askarta Israel. ...

Read More »

Dhageyso:-Is-qab-qabsi Ka Jira Ciyaartoyda Gobolka Banaadir ku matalaysa Tartanka Galabta furmaya Muqdisho

Maamulka degmada Xamarweyne ee Gobolkaan Banaadir ayaa shaaciyay in Sanadkaan tartanka Maamul goboleedyada gaar ahaan Ciyaartoyada Gobolka Banaadir u meteleysay laga reebay Xulka degmada Xamarweyne. Gudoomiyaha degmada Xamarweyne Shariif Jeeg ayaa sheegay in markii uu maqlay in laga reebay degmada Xamarweyne uu aad u carooday isla markaana wax walba 4.5 laga dhigay. Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in ...

Read More »

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Sharma Sheekh uga qeybgalaya shirka ganacsiga Africa

Magaalada Sharma Sheekh ee Dalka Masar waxaa maanta ka furmaya shir wadatashi ah oo ku aadan arrimaha horumarinta ganacsiaga Qaaradda Africa oo ay martigelinayso dowladda Masar. Soomaaliya waxaa uga qebgalaya madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaaladaasi. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu sooo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Sharma-Alsheekh,waxaana soo ...

Read More »

Ciidamada Puntland oo qabtay Rag ka tirsan Al-Shabaab

Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa Saraakiishooda waxa ay sheegeen in ay Gcanta ku dhigeen rag ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo doonayay in ay dhibaato ka geystaan deegaanada Maamulkaas. Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah waxa ay uga sameeyeen Buuraha Harweyn iyo Calmdoow ee Gobolka Bari, iyaga oo ku soo qabtay ilaa Saddex rag ah oo ay ku ...

Read More »