Monthly Archives: December 2017

Dhageyso:-Baaritaano Lagu Hayo Masuuliyiin Ku Lug Yeeshay Derbiga Kenya Ka Dhiseyso Xadka Soomaaliya

Xaaladda degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Saakay waa ay aheyd mid degan  kadib markii 3-dii maalin ee la soo dhaafay ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysay dadka degmadaasi iyo Ciidanka Kenya oo howlo burburin ah ka bilaabay dhinaca xuduudka degmadaasi ay la wadaagto dalka Kenya. Masuuliyiin ka mid ah Maamulka degmada Balad-Xaawo ayaa warar ay heshay Idaacadda Dalsan ay ...

Read More »

Dhageyso:-Senator Faroole oo eedeyn u jeediyay Gudoomiye Jawaari iyo Wasiir Xoosh

Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ayaa eedeyn kulul u jeediyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh  Cusmaan jawaari iyo Wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh jibriil. Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu faragelin ku hayo Baarlamaanada dowlad goboledyada isla markaana uu midba maruu casuumad ugu sameynayo. Waxa uu hadalkiisa intaasi raaciyay in gudoomiye ...

Read More »

AMISOM Oo Madaafiic Ku Garaacday Tulooyin Hoostaga Qoryooleey

Wararka naga soo gaaraya tuulooyin hoostaga degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wax ay sheegayaan in madaafiic halkaasi lagu garaacay. Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dadka degmada Qoryooley qaarkood waxa ay sheegeen in ay tiro madaafiic ah u garaacday kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku soo qadeen Xarun ay Ciidamada AMISOM ka degan yihiin degmadaas. ...

Read More »

Sawirro:-Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ee arrimaha Warfaafinta iyo Xiriirka, Cabdicasiis Cabdi Xaaji Gobdoon ayaa Wadaxaajood iyo falanqayn dheer kadib warfidiyeenada u aqriyay qodobadan soo scoda oo ay madashu isku raacday:- 1) Madashu waxa ay uga mahadcelisay ...

Read More »

Soomaaliland oo baaris ku heysa 16 Shirkadood

Hantidhawraha guud ee Soomaaliland Saciid Saleemaan Mire, ayaa ku dhawaaqay in dib u eegis iyo baaris ay ku sameynayaan 16 sharikadood oo waddani ah oo heshiisyo gaar ah la galay wasaaradaha iyo hay’adaha Maamulka. Waxa uu shegay in qaarkood ay qabtaan dakhliga dawladda. shirkadahaasi oo ay ka mid yihiin kuwa haamaha kaydka shidaalka ee berbera . Hantidhawraha guud oo saxaafadda ...

Read More »

Dhageyso:-Ehelada Soomaali Masaafuris ku xukuman oo shaaciyay in la jirdilay

Maalma ka hor ayay aheyd markii Xilibaano katirsan aqalka Congreska dalka Mareykanka ay ku baaqeen in baaritaan lagu sameeyo sagaashan qof oo Soomaali ah oo la sheegay in si aan wanagsaneyn loola dhaqmay xili loo tarxiilayay Soomaaliya. Diyaaradii la saaray dadkaas ayaa la sheegay in aysan tegin Soomaaliya oo ay ka soo laabatay wadanka Senegal, dibna ay ugu laabatay magaalada ...

Read More »

Weerar iyo dilal xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal iyo dilal qorsheysan oo xalay ka kala dhacay xaafado ka tirsan Gudaha Magaalada Muqdisho. Xalay fidkii ayaa waxaa marqura jug culus laga maqlay fariisin Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku leeyihiin agagaarka Wasaaradda Gaashaanigga, waxana xigay dagaal toos ah oo mudo socday. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in jugta ay aheyd ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Ciidamada uga digay qabyaalada

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in qaabka loo marayo dhismaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya aysan noqon hab qabiil maadaama dhibaato farabadan lagala kulmay. Waxa uu shegay in qabiilka uu na gaarsiiyay meesha aan hadda joogno oo ah burbur,waxa uuna ka codsaday in aan Ciidamada Qaranka lagu mashquulin in ay qabiil u adeegaan. Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayuu uga digay ...

Read More »

Dhageyso:-Heshiis laga gaaray dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Oromada ku wada nool Itoobiya

Waxaa heshiis buuxa laga gaaray dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo Bariga Itoobiya ku dhex maray Qowmiyada Oromada iyo Soomaalida kadib kulamo kala duduwan oo ka dhacay Magaalada Adis Ababa ee  Caasimadda dalka Itoobiya. Duqa Magaalada Jigjiga Ibraahim Maxamuud Mubaarak ayaa sheegay in marka hore la Go’aamiyay in dadkii ka soo barakacay deegaanadii lagu dagaalamay lagu celiyo,sidoo kale cid alaala ...

Read More »