Monthly Archives: December 2017

Dhageyso:-Gudiga Difaaca Golaha Shacabka oo Gudi u Magacaabay weerarkii Guriga C/Qeybdiid kana hadlay xiisada Balad Xaawo+Sawirro

Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho kadib markii uu shalay ka baaqday kulankii ay yeelan lahaayeen. Guddigga difaaca ayaa kulankoodii Maanta wxa ay kaga hadleen laba qodob oo kala ahaa xiisada ka taagan Balad Xaawo taas oo u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo Shacabka degamadaas kadib markii Kenya ay bilaawday dhismaha ...

Read More »

Shabaab oo sheegtay in 5 Askari ku dileen qarax ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kas oo baxaya qarax aroornimadii hore ee saakay ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM lagula eegtay Wadada Warshadaha ee magaalada MUQDISHO. Miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in ay Kolonyo ka mid ah ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga ay la qaraxday. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in qaraxaas ...

Read More »

Dhageyso:-Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saaray xaalada Siyaasadeed ee dalka

War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xaalda Siyaasadeed ee dalka ka jirta iyo khilaafyadii Siyaasadeed ee dhacay. Warka qoraalka ah ayaa loogu soo jeediyay Siyaasiyiinta mucaaradka ah fariin ku aadan in mucaaradnimadooda ay noqoto mid wax dhista balse aysan noqon mid wax dumisa. Sidoo kale Culumada ayaa waxa ay ka digeen in awood ...

Read More »

Dhageyso:-Taliska Xoogga dalka oo ka digay dagaalo ka dhaca Gaalkacyo

Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 21 ee ka howlgala Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Howlgalo Ciidamada ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug. Taliyaha qaybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdulaahi Aadan Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa  sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Sooomaaliyeed ku guulaysteen in ay kala qaadaan maleeshiyaad ka ...

Read More »

Faah faahin qarax Muqdisho lagula eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

Warar dheeraad ah ayaa kas oo baxaya qarax aroornimadii hore ee saakay ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM lagula eegtay Wadada Warshadaha ee magaalada MUQDISHO. Miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in ay Kolonyo ka mid ah ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga ay la qaraxday. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay  sheegeen in qaraxaas ...

Read More »

Dhageyso:-Sanoter sheegay in Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta mucaaradka ah loo hanjabo

Kadib weerarkii hoyga Sanoter Cabdi Xaasan Cawaale Qeybdiid ayaa markii ugu horeysay waxaa ka hadlay qaar ka mid ah xubnaha Aqalka Sare kuwaas oo ku tilmaamay weerarkaas Sharcidaro ah. Sanoter Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare  ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid Sharciga lagu xadgudbay isla markaana nidaamkii dalka lagu soo duulay. Waxa uu sheegay ...

Read More »

DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

War Goordhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in Ciidamo ka tirsan kuwa midowga Afrika ee AMISOM qarax lagula eegtay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Kolonyo ka mid ah Ciidamada AMISOM ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in Miinada nooca dhulka lagu aaso ah lagula eegtay agagaarka Kuliyada Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Lama oga khasaaraha ka ...

Read More »

XFS oo war ka soo saartay falkii lagu weeraray guriga Senator Cabdi Qeybdiid

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay falkii lagu weeraray guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid,kaasi oo dhacay gelinkii dambe ee shalay. Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlayay Warbaahinta Qaranbka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka jawaab celisay falkaasi weerarka ah. Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay ...

Read More »

Dhageyso:-Tarsan oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanada iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir haddana ah la taliyaha dhanka amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya. Tarsan ayaa shegay in Xildhibaanada ay ka gudbeen waxyaabihii loo doortay isla markaana ay galen Ganacsi Siyaasadeed. “Baarlamaankenii Shaqadii loo doortay mahayaan waxay ahaayeen sharci dejiyaal balse waa ay ka tageen waxa ...

Read More »

Ciidamada Dowladda Iyo Kuwo Cadaan Ah Oo Howlgal Qorsheysan Xalay Ka Fuliyay Duleedka Afgooye

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Saqdii dhexe Ciidamada dowladda Soomaaliya ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Afgooye. Ciidamada sida gaarka ah u tababaran oo ay wehliyaan kuwa Cadaan ah sida la sheegay ayaa waxa ay howlgalkan ka fuliyeen deegaan lagu Magacaabo Galaawar oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Afgooye. ...

Read More »