Monthly Archives: November 2017

Rabshado Caawa ka socda Magaalooyinka Burco iyo Hrgeysa

Wararka Caawa laga helayo  magaalada Burco  ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxay sheegayaan in Gudaha  magaalada Burco uu ka socdo mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeedo musuq maasuqa ay cabasho ka keeneen Masuuliyiinta Xisbiga Wadani. Arrintaan ayaa ka dambeysay kaidb markii Maanta saraakiisha xisbiga WADDANI u qaabilsan komishanka Soomaaliland ay sheegeen in ay heleen cadeymo muujinaya musuq maasuq. Dhawaqa rasaasta ...

Read More »

Sawirro:-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo la wareegay deegaano ka tirsan G/Baay

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ay ka sameeyeen Wadada u dhaxeysa degmooyinka Buurhakaba iyo Deegaanka Deeynuunaay, halkaasi oo ay ka baadi goobayaan rag ka tirsan Alshabaab. Howlgalkaan oo ahaa mid qorsheysan ayaa Sarakiisha Ciidamadu waxa ay sheegen in ay ku baadi goobayaan Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ...

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Magacyada Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirwynaha Culumada iyo mashaariic la fulinayo. Ugu horreyn, Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa golaha wasiirada siiyey warbixin la xiriirta amniga, isagoo sheegay in ay hay’adaha amniga wadaan howlgalo ...

Read More »

DEG DEG:-Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhex Galay Xisbiga WADANI Iyo Guddiga Doorashooyinka Soomaaliland

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ee Maamulka Soomaaliland ayaa Goordhow  waxay shaaca ka qaadeen inay gabi ahaanba hakiyeen wada shaqayntii ka dhaxaysay xisbiga WADDANI iyo guddiga doorashooyinka .Somaliland. Arrinatan ayaa ku soo aadeysa xili lagu jiro  tirinta codadkii doorashada madaxtooyada Maamulka Soomaaliland. Saraakiil ka tirsan xisbiga WADDANI oo ahaa masuuliyiinta xisbiga u qaabilsan komishanka ayaa waxay shaaca ka qaadeen in ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo todobaadka soo socda u safraya Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda uu socdaal ku tago dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, kaddib markii uu martiqaad ka helay. Ilo wareedyo kala duwan oo ku dhow dhow Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa xaqiijinaya in 20-ka bishan oo ku beegan maalinta Isniinta uu Madaxweynuhu u ambabixi doono Imaaraadka Carabta. Safarka Madaxweynaha ee ...

Read More »

Dhageyso:-Wasaaradda Waxbarashada Iyo Hay’adda Amiin Ambulance Oo Heshiis Kala Saxiixday+Sawirro

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalak Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa heshiis kula saxiixday magaalada Muqdisho mas’uuliyiinta hay’adda Gar gaarka deg dega ah ee ka howlgala magaalada Muqdisho. Heshiiskani ayaa waxaa uu dhigayaa in tababaro la siiyo bahda waxbarashada si ay isku bad baadiyaan hadii ay dhibaato timaado,maadaama inta badan bulshada ay yihiin bahda waxbarashada,sidoo kale waxaa uu dhigayaa in hadii ...

Read More »

Dhageyso:-Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo leysku khilaafsan yahay

Shalay ayuu qorshuhu ahaa in Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu soo Magacaabo Goolihiisa Wasiirada balse uu dib-udhac ku yimid kadib markii la isku khilaafay. Hadaba maxa uu salka ku hayaa khilafkaas waxaa ka hadlay  Xildhibaan Cqaadir Faarax Shuute oo ka mid ah Xildhibaan Hirshabeele. Waxa uu sheegay in Madaxweyne Waare uu doonayo in Golaha Wasiirada uu ka soo ...

Read More »

Wasiir Yariisow” Waxaa Jira Qaswadayaal Diidan Nabad Ka Dhalata Soomaaliya”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday iney dhalinyarada Soomaaliyeed door muhiim ah ay ka qaateen Horumarka dalka gaar ahaan u gurmashada dadkii wax ku noqday Qaraxii 14-kii October ka dhacay magaalada Muqdisho. Sidoo kale,Wasiir Yariisow ayaa carabka ku dhuftay iney jiraan qaswadayaal diidan iney nabad ka dhalato Soomaaliya,kuwaasoo mar waliba heegan u ...

Read More »

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaanada…

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta gurigiisa waxa uu qado ugu sameeyay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa  kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xoreynta deegaanada Galmudug oo uu sheegay in koldhaw la xoreyn doono deeganada u dhaxeeya galcad Iyo xarardheere ilaa ceeldheer oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa ...

Read More »