Monthly Archives: November 2017

Daawo:-Qaabkii Ay U Dhacday Munaasabada Sanad Guuradii Saddexaad Ee Maamulka Koonfur Galbeed

Xalay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay Sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegtay markii la’aas aasay Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxaa Munaasabada goobjoog ka ahaa Hogaaminayo Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare,Wasiirka Haweenka Gal-Mudug, Odayaasha Dhaqanka KG Somalia, Wasiiro Ka Socday DFS , Xildhibaanada Labadda Aqal Ee Baarlamanka Somalia Ee Lagu Soo Doortey ...

Read More »

Tahriibayaal badda lagu la’yahay

Wararka laga helaayo badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa sheegaya in dooni siday in ka badan 100 ruux muhaajiriin ah  in la’la yahay , islamarkaana ay baadi goobaayaan Saraakiisha Ciidamada badda ee Talyaaniga. Sarkaal u hadlay Ciidamada badda dowladda Talyaaniga ayaa sheegay in dadkaasi lagu la’yahay badda. Wararka qaar ayaa sheegaya muhaajiriinta badankood ay kasoo jeedaan qaarada Afrika. Doonidaan ...

Read More »

Guddigii Baaritaanka Kiiskii Qalbi Dhagax Oo Maanta Warbxin U Gudbinaya Baarlamaanka Soomaaliya

Maanta oo Sabti ah ayaa la filayaa in Xildhibanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii cadiga ahaa. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah  Warbixinta Guddiga Gaarka ah ee Ku Saabsan Arrinta Cabdikarim Sheekh Muuse Qalbi dhagax  kuwas oo laba jeer waqti dheri ah loogu daray. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Gudoomiye ku xigeenka guddigaan ayaa sheegay in Warbixintan oo dhameystiran ay ...

Read More »

Dhageyso:-Wadahadalo u bilaawday Guddiga Doorashooyinka Soomaaliland iyo Xisbiga WADANI

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ahna Musharax Madxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay rabshadihii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco oo ay dad ku geeriyoodeen. Marka hore waxa uu ka dalbaday Ciidamada Maamulka Soomaaliland in ay Shacabka dhowraan isla markaana aysan u adeegsan rasaas nool nool. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu wadahadal u bilaawday ...

Read More »

Sawirro:-Booliiska Kenya iyo Dibadbaxayaal ku dagaalamay Nairobi

Ciidanka Booliska Kenya iyo dibadbaxayaal, ayaa galabta isu dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya, ka dib markii Ciidanka Booliska ay damceen in ay xoog ku kala eryaan dadkaasi. Dadkan, ayaa waxay doonayeen in ay soo dhaweeyaan Hogaamiyaha Mucaaradka Kenya, Raila Odinga, xilli uu ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa. Hogaamiyaha NASA, ayaa Garoonka Jomo Kenyatta looga ...

Read More »

Dhageyso:-Waxgaradka Magaaloyinka Cadaado iyo Cabudwaaq oo ku guuleystay siideynta Dad iyo Gawaari lakala heystay

Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,Ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa Galabta kulan ku yeeshay Odayaal ka kala socday degmooyinka  Cadaado iyo Cabudwaq ee G/Galgaduud kulankas oo xal looga gaaray xiisad sababtay in dad iyo Gawaari lakala afduubto Odoyaasha Iyo Waxgaradka Dagmooyinka Cadaaco Iyo Cabudwaaq ee kulmay ayaa ugu dambeyn ku guuleystay Siidaynta  dad Gaaraya Ilaa 6 Kuwaas oo lagu ...

Read More »

Sawirro:-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo heshay doon oo lagu ilaalinayo socdaalka Xuduudaha badda

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta la wareegtey doon nooca dheereysa ah oo lagu koontorooli doono socdaalada xuduudaha badda. Doontaan oo ay isticmaali doonaan saraakiisha laanta Hay’adda u qaabilsan xuduudaha badda ayaa lagu fulin doonaa howlgalada raadinta ah ee looga hortagayo socdaalada sharci darada ah ee ka baxaya ama ka soo galaya dalka dhinaca badda, waxayna laantaani la shaqeyn doontaa ...

Read More »

Dhageyso:-Gudiga Doorashada Soomaaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay

Xaaladda xaafado ka mid Hargeisa iyo Burco oo ay rabshado ka dhaceen maalin ka hor ayaa haatan deggan, iyadoo ay isa soo tarayaan baaqyada nabadda ee soo baaxaya. Natiijada doorashada ayaa weli la sugayaa, iyadoo ay u muuqato haatan in xisbiga mucaaradka ee Waddani uusan ku qanacsanayan sida ay wax u socodaan. Afhayeenka Guddiga doorashada Saciid Cali Muuse ayaa shegay in ...

Read More »

Dowladda Norway Oo Joojin Doonta Carruurta Soomaalida Ee Fasaxooda Qur’aanka Ku Soo Barta Soomaaliya

Iyadoo ay in ka badan 40,000 oo Somali ah ku nool yihiin dalka Norway waxay Waalidiinta Soomaalida ka walaacsan qorshe ay Dowladda Norway ku joojinayso inay Waalidiinta Carruurtooda u soo kaxeeyaan Somalia, si ay ugu soo bartaan Qur’aanka Kariimka iyo Tarbiyadda Islaamka. Shabakadda spuntiknews.com ee laga leeyahay dalka Raashiya oo Warbixin dheer ka qortay Tallaabooyinka ay Dowladda Norway ku hor joogsan doonto ...

Read More »

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo u digtay Dad abuuraya qalqal amni

Kulankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee Khamiislaah ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ku shaaciyay Wasiir Ducaale in dowladda Soomaaliya ay dardar gelin doono sugida amniga dalka. Waxa uu soo hadal qaaday warar uu sheegay in ay yihiin kuwo been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo amniga dalka in ay jiraan dad faafinaya. Waxa uu digniin u diray Wasiirka ...

Read More »