Monthly Archives: November 2017

Madaxda Hirshabeelle oo ka shiray khilaaf ka taagan Magacaabista Golaha Wasiirada

Kulan xalay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ay ku yeesheen Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaas ayaa la sheegay in uu ku soo dhamaaday Natiijo la aan. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ka qeyb galay Shirkaan ayaa sheegay in ujeedada kulanka uu ahaa mid looga tashanayay Magacaabista Golaha Wasiirada balse markii dambe lagula tagay markii ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Siilaanyo Amar Siiyay Laamaha Amniga Maamulka Soomaaliland

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa ugu horeyn waxa uu ugu baaqay xisbiyada ka mid ah kuwa ku tartamaya doorashada in aan l aqbali doonin in ay sameeyaan dabaaldegyo iyada oo aan lagu dhawaaqin natiijada doorashada. Waxa uu sheegay in sidoo kale aan la aqbali doonin dibin daabyada lagu wado nabada iyo deganaansha Soomalilnd,isaga oo amray laamaha amniga ...

Read More »

Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo loogu deeqay Diyaarado

Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri doonaa 5 Diyaaradaha Helikopterada ee noocoodu yahay HUEY 2 HELICOPTERS. Waaxda Difaaca Maraykanka waxay kaloo sheegtay in Diyaaradahaasi oo Cusub shalay loo soo daabulay si loo soo gaarsiiyo Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM. Sidoo kale, Maraykanka waxay Ciiddanka Uganda ee jooga Somalia ...

Read More »

Dhageyso:-Wadahadalo Kenya Uga Socda Madaxda Galmudug Iyo Ahlusuna

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa iminka wadahadlo uga socdaan madaxweynaha Maamulka Galmudug  Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Madaxweynaha Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-jamaaca Sheekh Shaakir Cali Xasan. Wadahadaladaas ayaa waxaa garwaden ka ah dowladda Kenya iyo Madax ka socota Urur goboleedka IGAD si xal looga gaaro khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Ururka Ahlusuna Wal-Jamaaca. Kulamada ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Imaaraadka si uu uga dego culeyska Siyaasadeed

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa lagu waddaa in uu maanta ka ambabaxo Magaalada Muqdisho. Sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Madaxweyne Farmaajo Saacaddaha soo socdo ayaa lagu waddaa in uu u dhoofo dalka Imaaraadka Carabta. Safarka Madaxweynaha ayaa la sheegaya in uu salka ku haayo xiisadda dhanka khaliijka ka taagan iyo sidii dowladda Imaaraadka uu kaga dhaacin lahaa ...

Read More »

Maxkamada Malta oo Muwaadin Soomaaliyeed ku eedeysay inuu dhacay Dahab iyo Qalin

Wargeyska Malta Today ayaa qoray inay Boliska xireen Qaxooti Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed C/risaaq Axmed oo 21-jir ah, kaasi oo lagu eedeeyey inuu Dalxiise u dhashay Talyaaniga ka dhacay 2 Katiinad oo isugu jirtay Dahab iyo Qalin. Eedeysanaha oo ku nool Degmadda SILEMA ee W/bari Xeebaha Malta ayaa la soo taagay Maxkamadda, kadib, markii lagu soo oogay inuu Dalxiisaha xoog ...

Read More »

Dhageyso:- Guddiga Doorashada Soomaaliland Iyo Xisbiga WADANI Oo Goordhow Heshiis Kala Saxiixday

Kulan shalay soo bilaawday oo u dhaxeeyay Guddiga doorashooyinka Soomaaliland iyo Madaxda xisbiga WADANI ayaa maanta la soo gaba gabeeyay iyada oo qodobo laga soo saaray. Kulankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii xubnaha Xisbiga WADANI ay sheegeen in ay hakiyeen wadashaqeyntii guddiga doorashada kadib markii ay heleen Warqado ay ku sheegeen kuwo been  ah oo loogu codeeyay xisbiga Kulmiye. Hadaba ...

Read More »

Baarlamaanka oo qalad ku tilmaamay dhiibidii Qalbi dhagax

Guddigii loo xil saaray Baaritaanka Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo maanta Baarlamaanka ka hor jeediyay Natiijada Baaritaankooda, ayaa qalad ku tilmaamay in muwaadinkaasi loo gacan geliyo dowladda Itoobiya. Guddiga ayaa sheegay Shuruucda dalka u taalo inaysan meel uga qorneyn in muwaadin Somaliyed lagu wareejiyo dowlad kale, waxaana ay sheegeen inuusan jirin sharci arintaasi qeexaya oo dalka u yaallo. ...

Read More »

Dhagayso:- Wasiirka Warfaafinta Puntland” Wariyaal ku hadla Afka China ayaan Doonaynaa inaan helno”.

Wasiirka warfaafinta dawlada Puntland Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa xili u lahadlayey Warbaahinta Puntland wuxuu sheegay inay deegaanada Puntland ay yihiin kuwo nabad galyo ah. Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa xili uu xarunta dawlada kusoo dhawaynayey Safiirka Dalka China u jooga Soomaaliya uu wuxuu sheegay inay wasaarada warfaafinta Puntland ay aad u doonayso inay hesho wariyaal ku hadla afka China ...

Read More »