Taliyihi Qeybta Galbeed Muqdisho oo xilka laga qaaday kadib markii uu u gacan qaaday Taliyaha Booliska

Taliyihii Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeed G/le sare  Maxamed Daahir ayaa la sheegay in xilka laga qaaday kadib markii uu feeray ku simaya taliyaha Ciidanka Booliiska  Soomaaliya General Mukhtar Xuseen Afrax .

Gacan qaadka ayaa dhacay 4 maalin ka hor markii iyagoo shir ku jira uu Maxamed Daahir ka horyimid awaamir la siiyey oo nabadgelyada caasimada quseeya.

Xogaha kale ee aan helnay ayaa waxa ay sheegayan in kadib falkaasi uu ku dhaqaaqay Maxamed Daahir Maalmaahn uu Xabsi guri ahaa ugu dambeyna xilkii laga qaaday.

Xilkaas ayaa maanta waxaa loo magacaabay   Qaasim Axmed rooble oo horay u ahaa fhayenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*