Dhagayso: Banaanbax Lagu Xusayo Bishii Uu Dhashay Nabi Muxamed NNKH Oo Cadaado Bari Lagu Qaban

Xili Bari Ay Kubeegantahay Kowda Bisha Rabiicul Awal Ahna Bishii Uu Dhashay Nabi Muxamed NNKH Ayaa Cadaado Waxaa Lagu Wadaa Inuu Kadhaco Banaanbax Lagu Weynaynayo Dhalashada Rasuulka Scw Banaan Baxa Waxaa Sooqab Qaabiyey Ururuka Midnimo Ee Dhalinyarada Ehlu Suna Wal Jameeco.

Xoghaya Ururuka Dhalinyarada Ehlusuna Ee Dagmada Cadaado  Mahdi Xuseen Maxamuud Ayaa Radio Cadaado Uga Warbixiyay Banaan Baxa Bari Kadhici Cadaado

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*