Sawirro:-Jubbaland Oo Maxkamadeyneysa Askarigii Puntland Ku Dhibaateeyay Gabadhii 14 Jirka Aheyd

Maalma ka hor ayaa Ciidamada Sirdoonka Maamulka Jubbland waxa ay Magaalada Kismaayo ka qabteyn Askarigii Gabadha 16 Jirka aheyd ku dhibaateeyay Magaalada Boosaaso.

Ka hor qabashada Cabduqaadir Warsame oo ka tirsan Ciidamada Badda Puntland waxaa baraha ay isticmaasho Bulshada lagu hadal hayay Kufsiga iyo dhaawaca uu u geystay Faa’izo oo ah Gabar 16 jir ah

Caduweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhawaan sheegay  in Askarigaas Cadaalada la horgeyn doono lana Maxkamadeynayo, waxaana ugu dambeyn Maxkamadeynayo Maamulka Jubbaland

Sawirro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*