Monthly Archives: October 2017

Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho.

Qarax Labaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir. Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka iyo Saraakiisha Ciidamada Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay. Gaariga qarxay ayaa la sheegay in uu ahaa Nooho. Wixii kusoo kordha kala soco RadioCadaado.com  W/DH.Wariye Jile Jaamac Jile

Read More »

Ciidamada Galmudug oo Howlgal ka fuliyay Galgaduud.

Ciidamada daraawiishta maamulka Galmudug ayaa fuliyay howlgal ka dhan ah Isbaarooyinka Sharcida ah ee yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Cadaado iyo Galisoor ee gobolka Galgaduud. Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka ciidamada ayaa cagta mariyay Isbaarooyin badan oo lagu dhibaateyn jiray dadka Shacab ah. Madaxweynaha Galmudug ayaa la sheegay in uu xalay Amray in la qaado Isbaaradda dadka lagu dhibaateeyo. Kooxaha ...

Read More »

Faahfaahino horudhac ah Qaraxa Muqdisho.

Qarax gaari ayaa  waxa uu ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeyn Hoteelka Safaari. Gaariga laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa Qarxay Afaafta Hore ee hoteelka. Gaariga Qaraxa loo adeegsaday ayaa ahaa Gaariweyn oo xamuul ah. Waxaa xusid dhammaan in ay burbureen Hoteeladii iyo Guriyihii ka agdhawaa goobta uu Qaraxu ka ...

Read More »

Qarax Gaari oo ka dhacay Isgoyska Zoobe.

qarax aad u xoogan ayaa ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho, qaraxaasi oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Isgoyska Soobe oo aad u saxmad badan ayuu qaraxan ka dhacay, waxaana wararka ay sheegayaa inuu jiro khasaare kala duwan oo qaraxa ka dhashay. Dhawaqa qaraxa kadib ayaa waxaa la maqlay rasaas xooggan oo ay rideen ciidamada ...

Read More »

DEGDEG: Qarax ka dhacay Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Soobe  ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax. Qaraxa ayaa ahaa Mid xooggan oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir. Wixii kusoo kordha kala soco RadioCadaado.com

Read More »

SAWIRRO: Dab ka kacay xarun ku taalla Cadaado.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay dab geystay Khasaare hantiyadeed. Dabka ayaa ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada, waxaana la sheegay in uu ku faafay meelo kale oo ganacsi oo xaruntaasi ka agdhawaa. Dabka ayaa la damiyay hadda intiisa badan,waxaana ku guuleystay ...

Read More »

Xidig dhanka ciyaaraha ah oo hoggaaminaya doorashada madaxweynaha Liberia.

Natiijada hordhaca ah ee doorashada madaxweynenimada Liberia waxay muujinaysaa in uu hogaanka hayo George Weah oo horay u soo noqday xidig dhanka ciyaaraha ah. Natiijada guddiga qaran ee magaciisa loo soo gaabiyo NEC ayaa muujinaysa in George Weah uu hoggaaminayo 11 deegaan oo ka mid ah 15ka deegaan ee la tiriyay, inkastoo codadka intooda badan aan wali la tirinin. Joseph ...

Read More »

Sawiro Dhismaha Wadada Gaalkacyo ilaa Hobyo oo Shaqadeeda Xili Habeen ah Socota Qeyb 2 aad Hormarka la sameeyay

Waxaa wali si habsami ah u socota Dhismaha Wadada isku xirta Gaalkacyo ilaa Hobyo oo hada la gaaray goobo muhiim ah, Dhismaha wadada ayaa la jibaaray kadib markii Roobab xoogan ay halkaasi ka da.een kuwaasi oo sahlay in Biyo badan la helo, Booyadaha ka shaqeeya Dhismaha wadada ayaa helay goobo dhow oo biyaha kasoo qaadaan kadib markii dhoor meel ay ...

Read More »