SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo soo gaaray Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle ” Xaaf”

Soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf ayaa ka waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu ka qeyb gali doonaa Shirka Dowladda Dhexe iyo Madaxda maamulada ee ka furmaya Magaalada Muqdisho.

 Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa ku furan buuq siyaasadeed oo ka dhashay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*