Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay.

0
68

Waxaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa intii uu ku sugnaa dalka Turkiga kulamo xaaladda dalka la xirira lasoo qaatay madaxda dowladda Turkiga.

Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa sidoo kale Turkiga intii uu joogay  booqday dhaawacyada musiibadii 14-ka October ee kujira Isbitaalada dalka Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here