Qarax Xoogan oo Goor dhaw ka dhacay Muqdisho.

Qarax xoog leh oo loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor-dhaw ka dhacay Nawaaxiga Godka jelacow ee Muqdisho.

warar kale ayaa sheegaya in la qarxiyay Hotalka Naasa Hablood ee Degamada Xamar wayne.

Lama oga Khasaaraha dhabta ee kadhashay qaraxa

 

Lasoco wixii kosoo kordhoa www.RadioCadaado.com

W/Q Wariye Nuuradiin Nadka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*