SAWIRRO: Dab ka kacay xarun ku taalla Cadaado.

0
242

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay dab geystay Khasaare hantiyadeed.

Dabka ayaa ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada, waxaana la sheegay in uu ku faafay meelo kale oo ganacsi oo xaruntaasi ka agdhawaa.

Dabka ayaa la damiyay hadda intiisa badan,waxaana ku guuleystay damintaasi maamulka degmada Cadaado.

Waxaa uu dabkaasi geystay Khasaare hantiyadeed sida ay xaqiijiyeen maamulka degmada Cadaado.

W/Q  Wariye Nuuradiin Nadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here