Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

0
68

Ugu yaraan 20 Qof ayaa ku dhintay tiro intaasi ka badana dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa uu ka dhacay Isgoyska Soobe ee Muqdisho.

Waxaa sidoo kale suurtagal ah in uu intaasi uu ka bato Khasaaraha sida ay sheegayaan laamaha Amniga dowladda.

Waxaa wali socda badbaadinta dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxa.

W/Dh Wariye Nuuradiin Nadka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here