DEGDEG: Qarax ka dhacay Muqdisho.

0
221

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Soobe  ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax.

Qaraxa ayaa ahaa Mid xooggan oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

Wixii kusoo kordha kala soco RadioCadaado.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here