Sawiro Dhismaha Wadada Gaalkacyo ilaa Hobyo oo Shaqadeeda Xili Habeen ah Socota Qeyb 2 aad Hormarka la sameeyay

0
316

Waxaa wali si habsami ah u socota Dhismaha Wadada isku xirta Gaalkacyo ilaa Hobyo oo hada la gaaray goobo muhiim ah,

Dhismaha wadada ayaa la jibaaray kadib markii Roobab xoogan ay halkaasi ka da.een kuwaasi oo sahlay in Biyo badan la helo,

Booyadaha ka shaqeeya Dhismaha wadada ayaa helay goobo dhow oo biyaha kasoo qaadaan kadib markii dhoor meel ay galeen biyo,

W/Dh.Wariye Nuuradiin Nadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here