Xildhibaan Khasim Maxamed Cali oo isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

0
370

Saacado kadib waxaa Warbaahinta RadioCadaado soo gaaraya musharixiinta isku soo sharaxaya xilka laga qaaday Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug iyo Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug,

Xildhibaan Khasim Maxamed Cali oo kamid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug,

Xildhibaanka ayaa ah xildhibaanada ugu fir fircoon ee ku jira Galmudug kuwaasi oo kasoo bixi kara xilka hadii loo magacaabo,

Dhanka kale waxaa magaalada Cadaado oo xaalada ay tahay mid dagan ka socda Qaban qaabo ku aadan xilalka banaan,

Musharixiin kale ayaa la filayaa in ay xilka isku soo sharaxaan kuwaasi oo doonaya in hogaanka Qabtaan,

Wixii ku soo kordha lasoco

RadioCadaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here