Cabdi Weli ibraahim Garyare oo isku soo sharaxay Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

0
323

kadib markii xilka laga qaaday Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Waxaa durba isku soo sharaxay Masuuliyiin kala duwan,

Cabdi weli Ibraahim Garyare ee kasoo jeeda Galmudug isla markana ah siyaasiyiinta sida aadka ah uga dhex muuqda Bulshada dhexdeeda ayaa isku soo sharaxay xilkaasi,

Garyare waa musharixii ugu horeeyay ee xilka isku soo sharaxo waxana durba jira ololo siyaasadeed uu wado,

Musharaxan ayaa dhanka kale Waxa uu leeyahay karta uu kaga bixi karo xilkaasi hadii uu ku guuleesto,

Wixii ku soo kordha lasoco

RadioCadaado.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here