Monthly Archives: September 2017

Shirweyne ka furmaya Gaalkacyo September 5, 2017

Waxaa lagu waddaa saacaddaha soo socda in Magaalada Gaalkacyo uu ka furmo shirweyne ay ka qeyb galayaan qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool gobolka Mudug iyo sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlaya Nabadgeliyadda gobolka Mudug. Wasiiro , Xildhibaano iyo Madaxweyne ku xigeenada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu waddaa in ay goobjoog ka ...

Read More »

Warbixno ku Saabsan Warar galmudug laga shegay ,Maxa ka jira in Deganada Galmudug iiraan loga Dhofiyo macdanta Yuuraaniyaamta ee Nucleerka Sep 5, 2017 – jawaab

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ka codsatay Mareykanka taageero milatari oo deg deg ah sababtuna waxay ku sheegtay mintidiinta Al-Shabaab ay qorsheynayaan in dalka Iraan ay u dhoofiyaan macdanta Yuuraaniyaamta. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo dhambaal u diray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Stephen Schwartz, ayaa sheegay in kooxda mintidka ahi ay qabsatay dhul muhiim ah oo hodan ...

Read More »

Waqtiga ay dhacayso doorashada Kenya oo la shaaciyay September 4, 2017

KENYA-RADIO-CADAADO-Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee Kenya kadib markii ay maxkamad amartay in markale lagu celiyo doorashada. War qoraal ah oo kasoo baxay IEBC ayaa lagu sheegay in musharixiinta kala ah Raila Odinga ee isbahaysiga NASA ee mucaaradka ah iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ee xisbiga Jubilee ...

Read More »

Siilaanyo oo dib ugu laabtay Hargeysa “SAWIRRO” September 4, 2017

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi, kadib safar caafimaad oo uu ku aaday dalka Imaaraadka Carabta. Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Somaliland Xuseen Aadan Cige (Deyr) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Siilaanyo in dalka uu ka baxay 18-kii August ee sanadkan, qaliin fududna uu ku galay Magaalada Abu Dubai. ...

Read More »

Siyaasi Salaad Cali Jeele oo Sir Badan ka shifay Arinta Qalbi dhagax “Dowlada Maxay Tahay Sababata ay la Amusan tahay Shakiga ayay Sii kordhinayan” Sep 4, 2017 – jawaab

Shir Jaraa’id oo uu Magaalada Muqdisho Ku Qabtay Siyaasi Salaad Cali ayuu ku Faahfaahiyay Mawqifkiisa ku Aadan Gacan Galinta Qalbi Dhagax oo Dhawaan Dawlada Soomaaliya ay ku Qabtay Hawlgal Ciidamada ka Sameeyeen Magaalada Gaalkacyo . Waxaana Waxii intaa Ka Danbeeyay isasoo Tarayay argtida Siyaayiinta Aqoonyahanada iyo Qaybaha Bulshada Soomaaliyeed ay ka Bixinayaan Go’aankii Dawlada ay ku Wareejiyay Qalbi Dhagax Salaad ...

Read More »

Magaalo ku Taalo Germany oo laga Daad Gureeynayo Dadkii Daganaa si loo fur-furo Miino halis ah. September 3, 2017 96 Views

MOGADISHU RADIO CADAADO-FM-Kumanaan Daganaa Magaladda Frankfurt ayaa laga daad gureeyay Guryahoodii sii loo furfuro Bomb halis ah oo loo isticmaalay dagaalkii Labaad ee Aduunka, kaas oo lag helay Dhisme ku yaalla Magaaladaan Caasimadda Ganacsiga u ah Germany. Dad ka la daad gureeyay ayaa waxaa si ku meel gaar ah loogu hayaa meel udhow Xarunta bandhigga Ganacsiga ee Frankfurt, Waana Daad ...

Read More »

Taliska Ciidanka Xoogga oo faah faahin ka bixiyay dagaalkii Buulo-Guduud September 3, 2017

  BUULO-GADUUD-RADIOCADAADO-FM-General Ismaaciil Saxardiid oo ah Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii saakay ka dhacay degaanka Buulo-guduud ee duleedka Koonfureed ee magaalada Kismaayo. Taliyaha ayaa sheegay Al-shabaab in ay saaka waaberigii weerar ku soo qaadeen Xero ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbalaland oo ...

Read More »

Weerar lagu dilay Askar Kenyan ah September 3, 20

KENYA RADIO CADAADO- Koox la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab ayaa weerar ay ka geysteen Kaniisad ku taala degmadda Likunda ee Koonfurta magaaladda Mombasa waxa ay ku dileen laba Askari oo Kenyan ah. Larry Kiyeng Taliyaha Ciidamada Booliska gobalka Xeebta ayaa sheegay in Afar nin oo hubeysan ay toogteen laba Askari oo ilaalo ka haysay Kaniisada, ...

Read More »