Monthly Archives: September 2017

LA OGAADAY: Labo Ka Mid Ah Kooxaha U Tartamaya Hanashada Premier League Oo Hogaaminaya Kooxaha Ugu Qaladka (Foul) Badan Horyaalka Xilli Ciyaareedkan.

Inta badan waxaa la fishaa in kooxaha yaryar ay noqdaan kuwa qaladaadka ugu badan geysta madaama kubada inta badan laga heysto oo raacashadooda ay aad u badan tahay, laakiin xilli ciyaareedkan labo ka mid ah kooxaha ugu waa weyn Premier League ayaa hogaaminaya liiska qaladaadkii ugu badnaa ee la galay xilli ciyaareedkan. Labada kooxood ee inta badan qalad laga dhigay ...

Read More »

Muxuu Romelu Lukaku Ka Yiri Heestii Ay Jamaahiirta Man United Uga Hadlayeen Xubintiisa Tartanka Ee Loo Arkay Inay ‘Faquuqid’ Tahay?

Romelu Lukaku ayaa ka warqaba in taageerayaasha Manchester United ay si wanaagsan u la jeedaan heesahooda, laakiin waxa uu rajeynayaan inay cid walba hore uga gudubto heesta ay ururka Kick It Out ku tilmaameen inay tahay ‘faquuqid’. 24 jirkaan ayaa durbaba noqday xiddig laga jecel yahay Old Trafford tan iyo markii uu lacag qaali ah uga soo wareegay Everton, waxaana ...

Read More »

Faafaahintii ugu danbeesay Dagaalka ka dhacay miyiga Gobolka mudug ee u dhaxeeya labada Maleeshiyo beeleed.

Wararkaa aan Maanta ka heleyno qeybo ka mid ah Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in saakay ilaa xalay uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba Maleeshiyo Beeleed. Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Docole Ooman Ee Bariga Gobalka Mudug,waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Mid ka mid ah waxgaradka Gobolka Mudug ...

Read More »

Xariirka Loo Jaray Qadar Oo Galmudug Khilaaf Ka Dhex Abuuray Iyo Madaxweyne Xigeenka Galmudug Oo Ka Horyimid Mowqifkii Madaxweyne Xaaf.

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Guddoomiye kuxigeenka ayaa war wadajir ah oo ay goor dhow ka soo saareen Cadaado waxay kaga soo horjeesteen go’aankii xalay ka soo baxay Madaxweyne Xaaf, kaasoo lagu taageerayay Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee xiriirka u jaray dowladda Qatar. Mas’uuliyiintan ayaa sheegay in aanan lagala tashan warqadii ka ...

Read More »

Galmudug “Uma dulqaadan doonto faragelinta M/weynaha & R/Wasaaraha.

Maamulka Galmudug ayaa mar kale soo saaray war saxaafadeed ay ku adkeynayaan mowqifkooda ku aadan go’aanka ay ka qaadatay Khilaafka Khaliijka iyo taageerida ay u muujisay Xulufada Sacuudiga. War saxaafadeed ka soo baxay Galmudug ayaa waxaa lagu eedeeyay Madaxtooyada Soomaaliya inay fara gelin ku heyso maamulkooda, waxaana gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ku eedeeyeen in fara gelin xambaarsan dhiilo ...

Read More »

Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha Wang Yi, waxana ay ka wada hadleen iskaashiga labada dhinac iyo mashaariic ay dawladda Shiinuhu ka fulineyso Soomaaliya. Kulankan ayaa la iskula soo qaadey xoojinta xiriirka labada dawladood, xaaladda amniga ee gobolka Geeska Afrika, arrimaha siyaasadda iyo taageerada dib-u-dhiska iyo ...

Read More »

Khasaare ka dhashay Roobkii xalay ka Da’ay Muqdisho.

alay waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo nawaaxigeeda ka Da’ay Roob ay ku qabowsadeen shacabka, waxaana saakay dadka ay ku soo tooseen iyada oo dhulka uu Qoyan yahay. Dadka reer Muqdisho ayaa saakay ku soo toosay iyada oo Magaalada uu Roob ka Da’ay, waxaana Roobka uu biyo dhigay qaar ka tirsan wadooyinka waa weyn. Sidoo kale Wadooyinka qaar ayaa ...

Read More »

Mareykanka oo $575-M siinaya Soomaaliy.

Wakaaladda Maraykanka ee Horumarinta Caalamiga USAID ayaa ku dhawaaqday $ 575 Milyan oo dheeraad ah oo gargaar ah in ay siineyso dalalka Yemen, Koonfurta Suudaan, Nigeria iyo Soomaaliya oo Abaaro ay ka jiraan. Waxay sheegtay Khamiistii ujeedada lacagtan ay u bixineyso in ay tahay sidii ay u caawin laheyd malaayiin qof oo Afartan wadan ku wajahaya gaajada iyo rabshadaha. “Lacagta ...

Read More »

Madaxweynaha Iiran oo si kulul uga jawaabay hadalkii Trump

Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage captionMadaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani, oo khudbad ka jeediyay Qaramada Midoobay Madaxweynaha waddanka Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa khudbad uu ka jeediyay Qaramada Midoobay waxa uu si xooggan ugu cambaareeyay dhaleecaynta uu dalkiisu kala kulmay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Ruuxaani ayaa sheegay in hadalkii weerarka ahaa ee ku jiray khudbaddii uu Trump goor hore ka jeediyay Qaramada Midoobay uu ...

Read More »