Ciidamadii faraha badnaa oo laga saaray Cadaado.

0
57

Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa ku guuleystay in Magaalada Cadaado ay ka saaraan Ciidamadii Faraha badnaa ee ku sugnaa Magaalada.

Xaaladda Magaalada ayaa caadi kusoo laabatay ka dib markii ciidamadii ku sugnaa la geeyay degaanka Gelinsoor ee gobolka Galgaduud.

Xildhibaano ay ka mid yihiin Axmed Macalin Fiqi , Mahad Salaad iyo Cabdi qeybdiid ayaa Ciidamaddaasi Magaalada ka saaray.

Ciidamada Magaalada laga saaray ayaa waxaa watay qaarkood Siyaasiyiin xildoon ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here