Akhriso Warqado Cadeyn ah oo muujinaya Duulimaadka Madaxweynaha Galmudug ee la hakiyay.

madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle geelle Xaaf ayaa shalay laga hor istaagay in uu kasoo duulo garoonka diyaradaha hargeysa,

Sababaha ugu weyn ayaa lagu sheegay in Dowlada somaliya ka danbeesay arintaasi kadib markii ay qoreen warqad ay ku sheegeen in diyaaradaha ka dagaya Gaalkacyo iyo Cadaado aysan awoodin mada halkaasi uu ka jiro cilad farsamo.

Sababta dowlada ay arintaasi ku waday ayaa ah in la carqaladeyo wada Safarka madaxweynaha Galmudug ee Cadaado,

Halkan Hoose ka Daalaco Warqadaha,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*