Monthly Archives: August 2017

Akhriso: Madaxweynaha Galmudug oo goor dhow ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

   Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 22 wasiir 22 wasiir ku xigeen iyo 8 Wasiiru dowlayaal. Madaxweyne Xaaf ayaa ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka Galmudug in ay ansixiyaan golihiisa wasiirada oo uu ku sheegay inay yihiin kuwo tayo leh. Wararka ayaa sheegaya in xubnaha la magacaabay ay ku ...

Read More »

Faafaahin Dheeri  Oo Kasoo Baxeysa Ciidamada Ammaanka Galmudug iyo Maleeshiyaad ku Dagaalamay Cadaado

Radio Cadaado Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ammaanka Galmudug iyo Maleeshiyaad Isbaaro dhigtay uu ka soconayo  Dhanka Waqooyi Magaalada Cadaado. Dagaalka ayaa la sheegay in ay qaadeen Ciidamada Galmudug oo diidan Isbaaro ay dhigteen Maleeshiyaad Degaanka ah,waxaana Rasaasta ay isku adeegsanayaan ay saameysay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ...

Read More »

Puntland oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Buuhoodle ee gobalka Togdheer.

War-Saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa lagu canbaareeyay dagaalkii shalay ka dhacay Bartamaha Magaalada Buuhoodle ee gobalka Togdheer kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 9 qof oo shacab ah. Dagaalkii shalay ayaa u dhaxeeyay Ciidamo Maleeshiyo Beeleed ah kuwaas oo hore dad isaga dilay waxaana la sheegay in ay lagu guuleestay in la kala dhax galo Maleeshiyadii ...

Read More »

Waligaa Ma’ Rumeysneed In’ Riyadaadu Aay Maalin Uun’ Rumoobi Doonto!

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa nin ka soo jeeda qoys sabool ah oo u dhashay dalka Ghana u rumeysay riyadiisa oo aheyd inuu mar un soo xajiyo. Ninkan oo lagu magacaabo Al Hassan Abdullah ayaa sheekadiisa ay aad u qabsatay baraha bulshada iyo warbaahinta Turkiga, kaddib markii Wariyeyaal Turkish ah oo muuqaal ka duubayay tuuladiisa, iyagoo adeegsanaya Diyaarad yar ...

Read More »

Turkiga oo u rumeeyay riyadiisa nin sabool ah oo u dhashay dalka Ghana

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa nin ka soo jeeda qoys sabool ah oo u dhashay dalka Ghana u rumeysay riyadiisa oo aheyd inuu mar un soo xajiyo. Ninkan oo lagu magacaabo Al Hassan Abdullah ayaa sheekadiisa ay aad u qabsatay baraha bulshada iyo warbaahinta Turkiga, kaddib markii Wariyeyaal Turkish ah oo muuqaal ka duubayay tuuladiisa, iyagoo adeegsanaya Diyaarad yar ...

Read More »

DAAWO SAWIRRADA: Ciidamo gaar ah oo tababar loogu soo xiray Kismaayo

Waxaa Duleedka Magaalada kismaayo tababar loogu xiray ciidamo cusub oo loo tababaray maamulka Jubbaland. Ciidamadaan ayaa la sheegay in ay ilaalin doonaan Madaxtooyadda maamulka Jubbaland iyo sidoo kale xarumaha kale ee ay ku shaqeeyaan maamulka Jubbaland. Ciidamadaan ayaa ah kuwo loo tababaray si khaas ah. Mahad Xasan Cabdi oo ah taliyaha ciidamada ilaalada madaxtooyada Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay ...

Read More »

Dhagayso: Dowladda Soomaaliya oo cadeysay mowqifkeeda Khilaafka Hirshabelle

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka taagnaa Maamulka Hirshabelle.  Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa sheegtay inay haboon tahay qabashada Doorasho Madaxweyne, islamarkaana ay ku raacayaan Xildhibaanada Hirshabelle Beesha Xawaadle inay u tartamaan Xilkaasi. HALKAAN KADHAYSO CODKA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMAALIYA

Read More »

Dowladda Federaalka oo mowqif ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee Hirshabeelle (Akhriso)

 Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, iyadoo taageertay go’aankii Baarlamaanka Hirshabeelle ay xilka uga qaadeen Madaxweynihii maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble. Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Wasiiradii Jowhar u tagay xaqiiq raadinta, waxaana ay Golaha uga warbixiyeen kulamadii ay la ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo saaka u dhoofay Masar

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada Qaahira ee dalka Masar. Booqashada Madaxweynaha ee Masar oo ah mid rasmi ah ayaa ka dambeysay, kaddib markii uu casuumaad uu ka helay dhiggiisa Masar Abdul Fatah Al-Sisi. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Tamarta, Wasiiru ...

Read More »

Madaxweynaha Galmudug Oo Hortagey Baarlamaanka Kana Hadlay Arimo Muhiim Ah

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Ayaa ku dhawaaqaya goor dhow golahiisa wasiirada Galmudug, Axmed Ducaalee Geele Xaaf Oo Laga Sugayay Inuu Soodhiso Goalaha Wasiirada Cusub Ee Maamulkiisa Ayaa Xildhibaanada Usheegay Inuu Soocelindoono Wasiirada Hada Shaqeeya Kuwaas OO Uu Usheegay Inaan Waxba Laga Badalayn Kuna shaqaynayaa Sidoodii Hore Balsan Lagu Dari Doono Wasaaradaha Banaan, Madaxwayana Ayaa Sidoo Kale Xildhibaanada Kacodsadey Inay ...

Read More »