Monthly Archives: August 2017

Deg Deg: Dagaal u dhexeeya Ahlusuna iyo dadka deegaanka oo Xeraale kasocda

Wararka aan ka helayno deegaanka Xeraale ee g.Galgaduud  ayaa sheegaya in barqanimadii maanta ay ciidamo ka tirsan Ahlusunna Waljamaaca weerar ku soo qaadeen deegaankaasi . Dagaal u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidamada ahlusuna ayaa ka soconaya duleedka Xeraale waxaana dadka deegaanka oo la hadlay Radio Cadaado ay sheegayaan in aan qasaaraha dhabta ah la ogaan karin balse dagaal xoogan uu ...

Read More »

Shir looga hadlaayo isu socodka xorta ah ee IGAD oo ka socda Kampala

Magaalada Kampala ee Caasimadda  dalka Uganda waxaa ka socda shir looga hadlaayo isu socodka xorta ah ee muwaaddiniinta u dhashay waddamada ku jira Urur Goboleedka IGAD. Xoghayaha guud ee urur goboleed  IGAD,Maxbuub Macallin oo ka hadlayay shirka ayaa sheegay caqabado badan in ay ka jiraan dalalka ku yaalla Urur goboleed IGAD oo ku saabsan isku socodka. Shirkaan ayaa loogu tala ...

Read More »

DAAWO SAWIRRADA: Maxkamadda CQS oo xukun dil ah ku riday labo eedeysane

Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday laba eedeysane oo loo heystay in ay dileen Allaha Unaxariiste Suldaan Hilowle Xeefoow Xuseen, oo ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada dowlada federaalka Soomaaliya. Xasan Cabdiraxmaan Aadan (Wabiyow) oo kamid ah garsoorayaasha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa warbaahinta u aqriyay xukunkii ay ku ...

Read More »

Farmaajo oo la kulmay Bulshadda Soomaaliyeed ee Qaahira

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa kula kulmay xalay Magaalada Qaahira dadka Soomaaliyeed ee halkaasi kunool. Arday iyo sidoo kale Ganacsatadda Soomaaliyeed ee kunool Qaahira ayuu xalay Khudbad dheer u jeediyay isagoona uga  warbixiyay  Xaaladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay Madaxweynaha in dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kunool dalka Masar laga doonaayo in aysan tahriibin oo ay waxbartaan. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ...

Read More »

lacagaha faraha badan ee Xajka lagu aado,Oo Aqalka Sare oo si kulul uga hadlay (Akhriso)

  Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta dood kulul ka yeeshay soo jeedinta Xildhibaan Naciimo Ibraahim Yuusuf oo aheyd in  lacagta laga qaado xujeyda Soomaalida ay tahay mid qaali ah, loona baahan yahay go’aan iyo in tilaabo la qaado. Xildhibaannada aqalka sare ee golaha ka hor hadlay ayaa ka sinnaa in lacagta laga qaado Xujeyda Soomaalida ay tahay mid qaali ah ...

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweyne Xaaf,oo Maanta la kulmaya Masuuliyiin ka tirsan Ahlusuna

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa Maanta ku wajahan deegaanka Mareer Gur oo duleedka ka ah deegaanka Godinlabe. Ujeedada safarka Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu sheegay in deegaanka mareer Gur uu kula kumi doono wafdi ka socda Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca. Madaxtooyada Galmudug ayaa xaqiijisay in madaxweyne Xaaf uu wadahadalo Mareer Gur kula ...

Read More »

M/ Farmaajo oo la kulmay Sheekhul Azharka Masar (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, halkaas oo sii diirran uu ugu soo dhaweeyey Imaamka Mu’assasada Al-Azhar Dr. Axmed Al-Dayib. Sheekh Axmed Al-Dayib ayaa sheegay in Mu’assasada Azhar ay ku garab taagantahay Soomaaliya dagaalka ay kula jirto argagixisada iyo fikirka xagjirnimada ah. Sheekha Al-azhar ...

Read More »