Monthly Archives: August 2017

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirada labo dal oo Midowga Yurub ka tirsan(Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si kala gaar gaar u qaabilay Safiirada labo dal oo ka tirsan Midowga Yurub, kuwaasoo uu ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee Danjirnimo. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Czech Republic u soo magacawday Soomaaliya Karel Hecj. Jamhuuriyadda Czech ayaa muddo dheer wax safiir ah u joogin Soomaaliya, ...

Read More »

Dhagayso:-Xaalada Dadka Naafada Dagmada Godinlabe Oo Laga Dayriyey

Xili Ay Deegaanka Kajirto Abaar Saamaysay Dad Iyo Duuno Ayaa Waxaa Laga Dayrinayaa Xaalada Dadka Naafada Ee Kunool Deegaanka Godinlabe Oo Hoos Imaada Dagmada Cadaado. Dadka Naafada Ayaa Kacabana Xaalad Nolol Xumo Oo Lasoo Daristay .Gudoomiyaha Ururka Naafada Dagmada Godinlabe Saciid Aadan Geedi Saciid Lugay Ayaa Radio Cadaado Uga Warbixiyay Xaalada Dadka Naafada Ee kunool Dagmada Godinlabe HALKAAN KADHAGAYSO WAREYSIGA ...

Read More »