Monthly Archives: August 2017

Dhageyso:-Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Ee Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya+Sawirro

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa arrimaha kulanka looga hadlay waxaa ka mid ahaa Amniga, ansixinta Hindise Sharciyeedyo, warbixino la dhageystay iyo magacaabista Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka. Golaha Wasiirada ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaaarsiga ...

Read More »

Madaxwaynaha oo magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada iyo Lataliyeyaal hor leh (Akhriso)

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Sidoo kale Madaxwaynaha waxaa uu soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha Ciidanka Xoogga Dalka, Doorashooyinka & Dimuqraadiyeynta, Amniga Qaranka iyo Lataliyaha Sare ee Arrimaha Siyaasadda. Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada ayaa ka kooban 15 xubnood oo isugu ...

Read More »

Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo markale la wareegay deegaanka Cali Fooldheere

Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamo isugu jira kuwa Milatariga iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaanka Cali Fooldheere oo ka tirsan degmada Mahaday. Ciidamadan ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Cali Fooldheere oo hore ay ciidamadu ugaga soo baxeen bishii aynu ka soo gudubnay. Abaanduulaha ciidamada dowlada general Cabdulahi Cali Caanood ayaa sheegay ...

Read More »

Sawirro:-Mareykanka Oo Jubbaland Ka Caawinaya La Dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Guriga martida ee Magaalada Kismaayo kulan gaar ah kula yeeshay Madaxa Ciidamada Badda Maraykanka ee Africom Gen. David J. Furness oo uu wehelinayo madaxa Ciidamada AMISOM Soomaaliya Gen Cusmaan Nuur Subagle ayadoo ay goob joog ahaayeen Saraakiil kale oo hawlgalka Maraykanka Soomaaliya qayb ka ah. Kulankan ayaa diirada ...

Read More »

2; wiil oo Somali ah oo lagu dilay Koofur Afrik

Dalka Koofur Afrika waxaa lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah kuwaas oo dukaan Ganacsi ku lahaa Magaalada Johansburge ee  dalka Koofur Afrika. Wiilashan ayaa geeriyooday kaddib markii xilli Habeen ah iyaga oo jiifa Dukaankii ay ku jireen dab la qabadsiiyay halkaasna ay ku dhinteen kaddib markii ay waayeen gargaar . Wiilashan ayaa ka hor dilkooda waxaa ay iska caabiyeen ...

Read More »

Gudoomiye Ciro oo Iscasilay

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi( Ciro) ayaa iska casilay Xilkii Gudoomiyenimo. Saakay ayuu Warqaddiisa Iscasilaada Horgeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Somaliland, waxaana kulanka Baarlamaanka Soo xaadiray 71 Mudane. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ayaa Xildhibaanada ka codsaday in ay cod u qaadaan Iscasilaada Ciro, waxaana ogolaatay 71 Mudane in uu iscasilo. Xildhibaanada ayaa hadda leh kulan ay kaga hadlayaan sii ...

Read More »

Axmed Madoobe oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Kismaayo

Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay qaraxii shalay galab ka dhacay maqaayad dadka ay ku shaahaan oo ku taalla xaruntii hore ee caymiska Magaalada Kismaayo, haddana ah xarunta Baarlamanka Jubbaland. Qaraxa oo Saraakiisha ciidamada Jubbaland ay ku sheegeen inuu ahaa gaari waxyaabaha qarxa ka buuxeen oo la soo dhigay maqaayadda dhinaceeda, ayaa waxaa ku dhintay dhawr ...

Read More »