Sawirro:-Maxkamada Darajada koowaad ee Maamulka Galmudug oo Xukun riday

0
51

Xukun kaan oo ay Maanta riday Maxkamada Darajada koowaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa isugu jira Xabis iyo mid Ganax lacageed ah,kuwaas oo lagu riday ilaa 8 eedeysane.

Dadkaan la xukumay ayaa waxaa lagu eedeeyay falal ay ka mid ahaayeen in ay ka Ganacsan jireen waxyaabaha maanka dooriya iyo sidoo kale kuwo jidgooyooyin dhigtay wadada xiriirisa Galkacyo iyo cadaado,kuwaas oo Ciidamda Galmudug ay Gacanta ku soo dhigeen.

Kaaliyaha Maxakamada Darajada kowaad ee gobalka Mudug ee maamulka Galmudug Dr Maxamed Jaamac Diirshe,ayaa ku dhawaaqay Xukunka dadkaas iyo waliba dambiyada ay galeen.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ciddii dacwo ka qabta xukunka maxkamada ay fursan u heysato mudo 30.Cisho Gudahood ah.

 

Hoos Ka Daawo Sawirrada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here