Shacabka Angoola oo maanta dooranaya Madaxweyne Cosob.

Muwaadiniinta Dalka Angola ayaa maanta u dareeray goobaha Codbixinta si ay usoo doortaan Madaxweyne cosob ee dalkaasi yeesho sida ay daabaceen Warbaahinta dalkaasi.

Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya shakhsigii badali lahaa madaxweyne Jose Eduardo Dos Santos oo hadda xilka isaga dagaya ka dib 38 sano oo uu dalkaasi soo xukumayay.

Wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda hadda jirta Joao Lourenco ayaa la saadaalinayaa in uu si weyn ugu guuleysan doono doorashadan.

Angola oo Africa Ku yaalo ayaa hormaro ka sameeyay dhinacsiga markii loo eego wadamo badan oo Africa ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*