Dhagayso Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Iyo Qasaaraha Ka Dhashay

0
414

Dagaal xoogan oo la sheegay in uu u dhexeeyo laba beelood ayaa Ayaa Maanta Kadhacey degmada Buuhoodle ee gobolka Ceyn.

Ilaa Sagaal ruux ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyey in ay ku dhinteen  Kow Iyo Labaatan Kale Way Kudhaawacmeen Dagaalkan ayaa ka bilaabmay dil dhawaan ka dhacay halkaas oo uu ninkii falka geystey Fakaday, iyadoo mudooyinkii u danbeeyey xeerka Buuhoodle uu ahaa cidii cid disha in loo dilo. Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Dagmada Buuhoodle  Ee Maamulka Qaatumo Cfitaax Cali Cawil Ayaa Radio Cadaado Uga Warbixiyay Dagaalka Kadhacey Buuhoodle Iyo Hada Xaalada Sida Ay Tahay

Halkaan Hoose Kadhagay Wareysiga Gudoomiyaha Oo Uu Layeeshay Wariye Sharmaarke Suuley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here