Monthly Archives: August 2017

Jen. Cirfiid oo sheegay in Mas’uuliyiin ay si qaldan uga hadleen howl galkii Bariire

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. Axmed Maxamed Jicmaale (Cirfiid) ayaa sheegay in howl gal ay fuliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykan ah oo shalay ka dhacay deegaanka Bariire lagu dilay dad rayid ah, isagoo ku dhaliilay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda in war qaldan oo horu dhaca ah ay sheegeen. Jen. Cirfiid ayaa beeniyay war ka soo baxay Mas’uuliyiinta dowladda oo ...

Read More »

Sawirro:-Maxkamada Darajada koowaad ee Maamulka Galmudug oo Xukun riday

Xukun kaan oo ay Maanta riday Maxkamada Darajada koowaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa isugu jira Xabis iyo mid Ganax lacageed ah,kuwaas oo lagu riday ilaa 8 eedeysane. Dadkaan la xukumay ayaa waxaa lagu eedeeyay falal ay ka mid ahaayeen in ay ka Ganacsan jireen waxyaabaha maanka dooriya iyo sidoo kale kuwo jidgooyooyin dhigtay wadada xiriirisa Galkacyo iyo cadaado,kuwaas oo ...

Read More »

‘Fiqi “Waa wax laga xumaado in Wasiiro ay si aan mas’uuliyadi ku jirin uga hadlaan dhacdadii Bariire

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi Oo Noqday Xildhibaankii Ugu Horeeyay Oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Ka Hadla dadkii lagu xasuuqay Bariire iyadoona dowladda Soomaaliya ay  dadkaasi ku tilmaamtay inay yihiin Alshabaab. Xildhibaan Axmed Fiqi Oo Ay Ka Muuqatay Hadalkiisa Qiiro Ayaa Yiri.. Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun: Waxaan ka tacsiyaynayaa dhacdadii xanuunka badnayd ee maanta ka ...

Read More »

Sawirro:-Maxkamada Darajada koowaad ee Maamulka Galmudug oo Xukun riday

Xukun kaan oo ay Maanta riday Maxkamada Darajada koowaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa isugu jira Xabis iyo mid Ganax lacageed ah,kuwaas oo lagu riday ilaa 8 eedeysane. Dadkaan la xukumay ayaa waxaa lagu eedeeyay falal ay ka mid ahaayeen in ay ka Ganacsan jireen waxyaabaha maanka dooriya iyo sidoo kale kuwo jidgooyooyin dhigtay wadada xiriirisa Galkacyo iyo cadaado,kuwaas oo ...

Read More »

Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiiradda Cusub ee Maamulaas”Sawiro”

Cadaado ( Radio Cadaado):- Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Baarlamaanka Maamulkaasi horgeeyay Golaha Wasiiradda Cusub Ee uu dhwaan Magacaabay,waxaana Xildhibaanada ay Ansixiyeen Wasiiradda Cusub. 52 Xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Galmudug ayaa ogolaaday in ay Ansax yihiin Wasiiradda Cusub Ee Maamulka Galmudug,waxaana diiday sidoo kale Shan Xildhibaan. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Baarlamaanka Galmudug uga Mahad ...

Read More »

Shacabka Angoola oo maanta dooranaya Madaxweyne Cosob.

Muwaadiniinta Dalka Angola ayaa maanta u dareeray goobaha Codbixinta si ay usoo doortaan Madaxweyne cosob ee dalkaasi yeesho sida ay daabaceen Warbaahinta dalkaasi. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya shakhsigii badali lahaa madaxweyne Jose Eduardo Dos Santos oo hadda xilka isaga dagaya ka dib 38 sano oo uu dalkaasi soo xukumayay. Wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda hadda jirta Joao Lourenco ayaa la saadaalinayaa in ...

Read More »

Xildhibaan Aadan Macalin oo maanta lagu Aasay Jowhar

Xildhibaan Aadan Macalin oo kamid ahaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle ayaa maanta halkaasi lagu Aasay. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa  ka qeyb galay Aaska Xildhibaanka. Xildhibaan Aadan waxaa qabtay Xaruun deg deg ahaa, waxaana ku dhegay Naqaska, waxaana uu geeriyooday Markii Isbitaalka la geeyay. 55 Sano jir ayuu ...

Read More »

Tahriibayaal lasoo badbaadiyay

Ciidamada ilaalada xeebaha dalka liibiya ayaa sheegay in badwaynta Mediterranean-ka ay ka soo badbaadiyeen 102 oo Tahriibiyaal ah. Ciidamada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ay sare u kacday tirada Muhaajiriinta ka imaanaya waqooyiga Afrika iyadoo haatan baddu ay tahay mid degan. Dadkan Tahriibayaasha ah ayaa la sheegay in ay ku jiraan dad ka soo jeeda dalalka Itoobiya, Uganda, Soomaaliya, Tanzania, ...

Read More »

Taliska Booliska Afgooye oo qabtay dadkii ka dambeeyay Gaari lagu rasaaseeyay duleedka Afgooye

Saddex ruux oo shacab ah ayaa geeriyootay kadib markii dabley hubaysan ay rasaas la dhaceen gaari dad shacab ah ay saarnaayeen oo maraayay duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose. Gaarigaan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhacay meel Isbaaro ay taalay, laakiin horay aanan loogu ogeyn, iyadoo wadihii gaariga uu qaatay go’aan ah inuusanba istaagin. Cabdirisaaq Aadan Cali taliyaha ...

Read More »