Monthly Archives: June 2017

Nabadoon xalay lagu dilay Muqdisho June 1, 2017

Kooxo hubeysan ayaa xalay waxa ay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dileen Nabadoon si weyn looga garanayay Degmadaasi. Dilkan oo si gaar ah uga dhacay Buundada Ansalooti ee Degmada Waaberi ayaa waxaa fuliyay Dhalinyaro ku hubeysneyd Bastoolado sida ay sheegeen Dadka Degaanka. Mid ka mid ah Ehelada Marxuumka ayaa radio cadaado u xaqiijiyay dilka Nabadoonka, oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Maxamed ...

Read More »