Dhagayso: Maamulka Dagmada Cadaado Oo Kahadlay Howlagal Ciidan Oo Kabilaamay Cadaado

0
17

Ciidamada amaan galmudug ayaa manta wada howlagalo lagula dagaalamayo isbaarooyin sharci daro ah kuwaas oo yaaley inta udhaxaysa mereer gur iyo galinsoor oo kawada tirsan gobolka galgaduud ciidamada oo kuhabaysan gawaarida dagaalka ayaa hiirti hore kuwaabaristay deegaanada ay yaalaan isbaarooyinka sharci darada waxaana halkaas isaga carary kooxii isbaaradu utaalay. Ciidamada ayaana hada kusagan dhamaan goobihii ay yaaleen isbaarooyinka sharci darada.

Dhinaca kale waxaa howlagalka barbar socda kulan ay maamulka dagmada cadaado iyo saraakiisha laamaha amaanka la leeyahiin waxgaradaka deegaan kulama looga hadlayo qaadida isbaarooyinlk sharci darada ayaa shalay iyo manta lagu kjala qabbtay cadaado iyo godinlabe waxaana arimaha wax garadka iyo maamula kawada hadleen iiga war bxiyay gudoomiyaha dagmada cadaado cabdullaahi cabrixmaan tootoole

Si kastaba ha ahaatee waxaa howlagal uu kusoo beegmayaa xili ay deegaanka yaala isbaarooyin sharci daro kuwaas oo lagu dhibaatay jirey dadka iyo gaadiidka istibaalad wadada laamiga ee martay cadaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here