Monthly Archives: June 2017

Dhagayso: Maamulka Dagmada Cadaado Oo Kahadlay Howlagal Ciidan Oo Kabilaamay Cadaado

Ciidamada amaan galmudug ayaa manta wada howlagalo lagula dagaalamayo isbaarooyin sharci daro ah kuwaas oo yaaley inta udhaxaysa mereer gur iyo galinsoor oo kawada tirsan gobolka galgaduud ciidamada oo kuhabaysan gawaarida dagaalka ayaa hiirti hore kuwaabaristay deegaanada ay yaalaan isbaarooyinka sharci darada waxaana halkaas isaga carary kooxii isbaaradu utaalay. Ciidamada ayaana hada kusagan dhamaan goobihii ay yaaleen isbaarooyinka sharci darada. ...

Read More »

Shirka Qaxootiga oo maanta lagu soo gaba gabeynayo Uganda

Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda maanta waxaa lagu soo gaba gabeynayaa shirka looga hadlayo arrimaha Qaxootiga, kaasi oo shalay ka furmay halkaasi. Madaxda shirkan ka qeyb galeysa waxaa ka mid ah Madaxweynaha dalka Gani Alfa Victor Okong’o, Madaxweynaha wadanka Gabon Ali Bongo, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo), kan Zambia Edgar Lungu, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, Xoghaya Guud ee ...

Read More »

Wasiirka Boostada oo ka hadlay go’aankii lagu ansixiyay sharciga Isgaarsiinta “SAWIRRO”

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa si weyn u soo dhoweeyay go’aankii ay Golaha Wasiirradu shalay ku ansixiyeen Hindise-sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka oo ay soo diyaarisey Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada. Xeerkan oo soo jiitamayay sanado badan ayaa la dardargeliyay bilihii la soo dhaafay si loogu guuleysto horumarinta iyo xeer-nidaaminta Isgaarsiinta dalka, isla markaana loo daryeelo xuquuqda isticmaalayaasha adeegyadan iyo ...

Read More »

Ammaanka magaalooyinka Puntland oo la xoojinayo maalmaha Ciida al-Fitriga

Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay in uu xoojinayo ammaanka  inta lagu jiro maalmaha ciida iyo dhammaan goobaha lagu tukanayo saalada ciida. Kulan ay shalay yeesheen golaha wasiirada Maamul goboleedka Puntland ayaa loogaga hadlay adkeyna amniga iyo qoddobo kale. War-murtiyeed laga soo saaray kulankan ayaa lagu sheegay in aysan jirin khatar amni oo weyn deegaanda Puntland, hase yeeshee amarada cusub ...

Read More »

axamed Aadan Cali Barrow oo dil lagu xukumay June 21, 2017

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun ku riday nin Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed 6-dii Bishan June Masaajid ku yaalla Magaalada Baydhabo ku dhex dilay Sheekh Maxamed Madeer oo Xilligaas Tukanayay Salaada Taraawiixda. Maxkamadda ayaa shalay shaacisay in ay soo gaba gabeysay dhageysigii dacwadda raggii ka dambeeyay dilkii loo geystay Sheekh Maxamed. Gudoomiyaha Maxkamadda darajadda Koowaad ...

Read More »

Faaduma Dayib oo loo magacaabay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobey ee Somalia

Faadumo Dayib oo mar ka mid noqotay Musharaxiintii Madaxweynaha Soomaaliya, balse markii dambe ka hartay Tartanka, ayaa loo magacaabay Madaxa Haweenka ee Hey’adda Qaramada Midoobey ee Soomaaliya. Faadumo Dayib ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo kula kulantay Xarunta Madaxtooyada, iyadoo ka mahad celisay qaabilaada iyo soo dhoweynta uu Madaxweynuhu u sameeyay. Qoraal ay soo dhigtay Barteeda Facebook ayaa ku sheegtay ...

Read More »

Booliska Mombasa oo gacanta ku dhigay kooxo qorsheynayay inay weeraro geystaan

Ciidamada Booliska magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay 4 ruux looga shakiyay inay qorsheynayeen inay geystaan weeraro, inta lgu guda jiro dabaal dega maalmaha Ciida ee nagu soo fool leh. Raggan la soo qabtay ayaa lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab, waxaana laga soo qabtay Tuulo lagu magacaabo VOI oo ka tirsan magaalada Mombasa. Ragga ...

Read More »