Monthly Archives: May 2017

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Wadahadalada Ururka Ahlusunna May 29, 2017

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug laga doonaayo in ay fursad siiyaan tan iyo inta uu wada hadal laga galaayo ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe. Waxaa uu sheegay in Beesha Caalamka iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ka codsadeen in uusan soo dhisin wax wasiiro ah , ...

Read More »

Howlgal ka bilaabanaya Gedo May 29, 2017

Taliyaha Guutada 9-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ee Gobolka Gedo Gaashaanle Dhexe Maxamed Cadow Caalin ayaa ka warbixiyay Howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliyaha ayaa sheegay in uu bilowday Wejigii labaad ee Howlagalada Al-Shabaab loogu saarayo degaanada ay hada ku sugan yihiin. Sidoo Kale Taliyaha ayaa sheegay in ay Howlgaladaasi daba socdaan kuwa kale oo lagu xaqiijinayo amaanka guud ...

Read More »

SAWIRRO: Diyaargarowga Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Diyaar garow ku aadan caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug ayaa laga dareemaaya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug. Magaalada Cadaado ayaa waxaa kusii qulqulaya Ergooyin lagu casuumay in ay ka qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug. Hoos ka daawo Sawirrada xarunta lagu qabanaayo caleema Saarka. Sawirrada Radio cadaado.com  

Read More »

Niger oo bilaabeysa Howlgal ka dhan ah Boko Xaraam May 28, 2017

radiocadaado;    Mas’uuliyiinta dalka Niger ayaa sheegaya in ay diyaarinayaan hawlgal culus oo ka dhan ah kooxda mintidka ah ee Boko Xaraam. Wasiirka difaaca dalkaasi Niger Hassoumi Massaoudou ayaa sheegay in ciidamo ka socda waddamada deriska ah ay hadda si buuxda diyaar ugu yihiin howlgal ka dhan ah dagaalyahanada kooxdani Islaamiga ah. Waxa uu intaasi ku daray in waddinkiisa iyo ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Sahan Ee Radio Cadaado (27-05-2017)

Cadaado:- Radio Cadaado:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga radiocadaado.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Sahanka Dunida   Ee Radio Cadaado . waxaana halkaan ka soo jeediya Wariye Xasan Maxamed Cismaan Farsamadii:-  Cllaahi maxamed jimcale (cllaahi qanciye)     HALKAAN KADHAGAYSO BARNAAMIJKA SAHANKA

Read More »

Diyaarado Drone ah oo la siiyay ciidamada Booliska Soomaaliyeed(Sawiro)

Sarkaal hore uga tirsanaa sirdoonka dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Brett Velicovich ayaa ugu deeqay ciidamada Booliska Soomaaliyeed diyaaradaha Droneska. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa qortay in booliiska Soomaaliya ay heleen diyaaradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin si ay ugu adeegsadaan la dagaalanka kooxaha argagixisada. Diyaaradahan ayaa la sheegay inay booliiska ka caawin doonaan la socodka ...

Read More »

Yuusuf Garaad oo difaacay Safarada badan ee Madaxweynaha (Akhriso Qormo uu uga hadlayo)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa difaacay safarada badan ee Madaxweynaha uu galay, saddexdii bilood ee uu xilka haayo, waxaana uu qormo dheer oo uu uga hadlayo safarada iyo muhiimadooda ku soo qoray Blogg-iisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa ololihii doorashada ku galay, inuu yareyn doono safarada dibadda, taa bedelkeedna uu u xil saari doono Wasiirka Arrimaha dibadda, waxaa ...

Read More »

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax wayeelo geystey oo ka dhacay degmada Mahaday

Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Labo ruux ay ku geeriyootay siddeed kalana ay ku dhaawacmeen qarax uu ka dhacay bartamaha magaalada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe. Qaraxan oo ahaa mid dhulka lagu aasay ayaa ku qarxay goob ganacsi oo dad badan ay ku sugnaayeen.Dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxan ayaa la sheegay inay ahaayeen dad ...

Read More »

Bisha Ramadaan oo laga arkay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya

inta badan wadamada caalamka ayaa waxa ay ku dhowaaqeen in ay berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan iyadoo bishana laga arkay meelo badan oo dalka ka mid ah. Gobolada Soomaaliya ee dadka ka arkeen caawa bisha Ramadaan ayaa waxaa ka mid ah gobollada dhexe, Sh/dhexe iyo gobolada Waqooyi ee dalka. Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta beri ah ...

Read More »