Monthly Archives: May 2017

Maraykanka oo tijaabiyey gantaal nooca sawaariikhda ka hor taga ah 31 Maajo 2017

Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ku guulaysteen tijaabinta gantaal hawada ku qaban kara gantaalaha qaaradaha iskaga gudba ee ay dhici karto in Maraykanka lala soo beegsado. Tijaabadani waxay ahayd tii ugu horaysay ee nooceeda ah, waxayna jawaab u tahay khatarta isa soo taraysa ee ka imanaysa Kuuriyada Woqooyi. Gantaalkan nooca gantaalaha hawada kaga hortaga ah ayaa laga ganay saldhig ...

Read More »

Bangiga Adduunka oo lacag badan ku bixinaya Abaaraha ka jira Soomaaliya May 31, 2017

Guddiga Agaasimayaasha Fulinta Baanka Adduunka ayaa ansixiyay 50 million oo dollar oo loogu tala galay in wax looga qabto Abaaraha ka jira Soomaaliya . Waxaa ay sheegeen in lacagtaasi dhawaan ay si deg deg ah usoo gaari doonto Soomaaliya, islamarkaana lagu caawin doono dadkii ay Saameysay Abaartii aadka u darneyd ee ku dhufatay Soomaaliya. Baanka Adduunka ayaa sidoo kale waxaa ...

Read More »

Qarax ka dhacay gobolka Bari May 31, 2017

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in meel u dhow degaanka Galgala in uu ka dhacay Qarax Miino oo Khasaare geystay. Sida ay Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland Qaraxaasi , waxaa ku dhintay Haweeney uur laheyd iyo seygeeda waxaana uu ka dhacay toga Balikhadar oo u dhow degaanka Galgala ee gobolka Bari. Gaari ay Saarnaayeen ...

Read More »

DF oo ka hadashay diyaarada ku soo dhacday Garoonka Aadan Cadde May 30, 2017

Dowladda Federalka Somaliya ayaa ka hadashay diyaarada maanta ku soo dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, taasi oo ay saarnaayeen dad ajaanib ah. Agaasimaha Hay’adda Duulista Iyo Saadaasha Hawada Cali Axmed Macalin oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in diyaaraddan laga lahaa dalka Mareykanka, waxaana wararka ay sheegayaan inay lahayd shirkadda Bancroft oo ah shirkad amni oo ciidamada Amisom ...

Read More »

Gen. Cirfiid oo kormeeray xeryaha Ciidamada ee Cadaado May 30, 2017

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid) iyo saraakiisha Ciidamada qeybta 21-aad ayaa waxa ay tageen xeryaha Ciidanka Dowladda Federaalka ay ku leeyihiin Duleedka magaalada Cadaado. Sareeye Guuto C/laahi Aadan Xuseen Taliyaha Ciidamada Xoogga qeybta 21-aad ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka waxa uu uga warbixiyay xaalada ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga qeybta 21-aad. Maxamed Axmed ...

Read More »

Madaxweynaha Jubbalad oo ku laabtay Kismaayo May 30, 2017

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, xubnaha labada Gole ee Jubbaland iyo masuuliyiin kale. Axmed Madoobe oo warbaahinta kula halday Hoolka nasashada Garoonka Diyaaradaha ayaa ka hadlay ...

Read More »

Dhagayso: Amaanka Soomaliya Oo Lasugayo Inta Lagu Jiro Bisha Ramadaan

Ciidmada booliska Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ay si buuxda uga shaqeyn doonaan xaqiijinta amniga inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadan Gen. Max’ed Cumar Madaale, oo ka ah saraakiisha ugu sarsareysa ciidamada booliska Soomaaliya lana hadlay barnaamijka Tubta Nabadda, ayaa sheegay in la diyaariyey ciidamo si heer sare ahu tababaran oo loogu talagalay in ay ilaaliyaan amniga shacabka Soomaaliyeed ...

Read More »

Vladimir Putin oo booqanaya Paris May 29, 2017

Madaxweynaha Dowladda Ruushka ayaa maanta lagu waddaa in booqdo Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska sida ay shaacisay Madaxtooyadda Ruushka. Vladimir Putin ayaa lagu waddaa in uu kulan la qaato Madaxweynaha cusub ee Faranciiska Emmanuel Macron. Waa kulankii ugu horreeyay ee ay yeelanayaan labada mas’uul tan iyo markii bilowgii bishan la doortay Mr Marcon. Intii uu socday ololaha doorashada ayuu ...

Read More »

Lionel Messi oo rikoor nus qarni ka badan u yaalay kubadda cagta Spain xalay ku barbareeyay Vicent Calderon May 29, 2017

Lionel Messi ayaa xalay ka saaciday Barcelona iney hanato koobkii 29-aad ee Copa del Rey markii ay Vicent Calderon ku garaaceen Deportivo Alaves. Lionel Messi ayaa daah furay bandhigga goolasha Barcelona qeybtii hore ciyaarta markii uu kubad hal iyo labo ah la ciyaaray Neymar ka hor inta uusan lugta bidix gool caaqibo leh ku dhalin. Lionel Messi wuxuu sidoo kale ...

Read More »